Wararka Maanta
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in aysan Wax Wada hadal ah la geleynin Dowladda Federaalka Soomaaliya
Axad, March 16, 2008(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Maxkamada Islaamka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa i...
Warkii oo dhan »
Dowladda Uganda oo Gaadiid ugu deeqday Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya
Axad, March 16, 2008(HOL): Dowladda Uganda ayaa ugu deeqday Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya 8 gaari oo nooca Toyota Pick Up ah...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Daahir Rayaale oo markii u horaysay sheegay inuu Maraykanka ku marti-qaaday Saldhig Milatari oo uu ka siiyo Berbera
Axad, 16 March 2008 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa markii u horaysay si rasmi ah u caddeeyay inuu Maraykanka ku martiq...
Warkii oo dhan »
Xafiisyo ay leedahay Wasaaradda Caafimaadka Somailland oo la jabsaday
Axad, 16 March 2008 (HOL)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Md. Cabdi Haybe Maxamed ayaa daboolka ka qaaday in dad loo malaynayo inay doonayeen inay x...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Guddiga Ammaanka Qaranka oo shir ku leh Muqdisho
Axad, March 16, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo Guddiga Ammaanka Qaranka oo ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegtay in ay ka dambeeyeen weerar xalay lagu qaaday fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah
Axad, March 16, 2008(HOL): Weerar xooggan oo xalay lagu qaaday fariisin ay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ay ku leeyih...
Warkii oo dhan »
Maamulka Degmada Buur-Hakaba oo Degmadaas isaga baxay kadib markii ay ku soo dhawaadeen Xoogagga Al-Shabaab
Axad, March 16, 2008(HOL): Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay ayaa lagu soo waramayaa in ay Degmadaas isaga baxeen k...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa
Axad, March 16, 2008(HOL): Waxaa saaka isku day lagu dili lahaa ka badbaaday Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab Axmed Shiikh Maxamuud Qoor-leex, kaasi o...
Warkii oo dhan »
Dadka uu soo rito Cudurka Shubanka oo si weyn ugu soo badanaya Gobolka Hiiraan
Axad, March 16, 2008(HOL): Hay'adaha Samafalka ka howl-gala ee ka howl-gala Gobalka Hiiraan iyo Ururadda aan Dowligga aheyn ayaa siweyn ugu howl...
Warkii oo dhan »
Soomaalida UK oo ka qaybgalay Dibad-bax lagu diidan yahay Duulaanka Maraykanka ee dunida Muslimka.
Axad, March 16, 2008(HOL): Dad gaaraya 10,000 oo dibad-baxayaal ah ayaa waxaa ay isugu soo baxeen fagaaraha Trafalgar Square ee ku yaala Magaaladda Lo...
Warkii oo dhan »