Wararka Maanta
Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo la dilay iyo dhaawac loo geystay labo ka mid ah shaqaalaha Hay'adda MSF Spain
Khamiis, March 13, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa weerar ku qaaday shaqaale u shaqeynayay hay'adda MSF Spain oo mararyay degaanka Galgalato ee duleedk...
Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay qorshaha dib u heshiisiineed ee uu soo bandhigay Ra'isal wasaare Nuur Cadde
Khamiis, March 13, 2008(HOL): Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha dalka Soomaaliya Ahmedou Ould Abdallah ayaa soo dhoweeyay qorshaha cusub...
Warkii oo dhan »
Macallin Dugsi Qur'aan iyo Fannaan maanta siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Muqdisho
Khamiis, March 13, 2008(HOL): Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa subaxnimadii hore ee saakay Macalin dugsi Qur'aan ku dilay xaafadda ...
Warkii oo dhan »
Weerarkii Gabboose, Difaacii Komishanka, Baaqii Abwaan Hadraawi iyo saadaasha Doorashooyinka Somaliland
Khamiis, March 13, 2008(HOL): Xaflad balaadhan, oo lagaga doodayay in dalka Somaliland ka dhici karto doorasho xor iyo xalaal ah, qaabka ay u dhici ka...
Warkii oo dhan »
MADAXWEYNE YOWERI MOSEVENI: “Soomaaliya waxay noqotay sheybaar lagu ogaado waxa uu daneystuhu yahay, waxaana qabaa in la wada garanayo waxa uu daneystuhu rabo oo ah awood iyo hodantinimo”
Arbaco, March 12, 2008(HOL):Shirkii Bulshada Rayidka Soomaaliyeed uga socday Hotelka Imperial Resort Beach ee Magaalada Entebbe oo maanta maalintii la...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo mar kale ku celiyay in ay Xukuumaddiisa la hadleyso cid kasta oo mucaarad ah
Arbaco, March 12, 2008(HOL):Shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay ra'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayuu shaaca kaga qaaday in ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Barre Hiiraale oo Baardheere gaaray, halkaasna ka bilaabay dhaqdhaqaaqyo
Arbaco, March 12, 2008(HOL): Wafdi uu hoggaaminayo Col. Barre Aadan Shire (Hiiraalle) oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa gaaray Deg...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ku baaqay in la qabto Banaanbaxyo looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya iyo Duqeyn uu Mareykanka ka geystay Somalia
Arbaco, March 12, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee xaruntiisa dhexe ay tahay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa wuxuu soo saara...
Warkii oo dhan »
Maxaabiis ku jirta Xabsiga Dhexe ee Magaalada Beledweyne oo loo wareejinayo Xarun ku dhow fariisinka Dowladda Itoobiya
Arbaco, March 12, 2008(HOL): Kadib markii kooxo hubeysan oo dhawaan weerar ku soo qaaday xarumaha Dowladda Magaaladda Beledweyne ay ka sii daayeen int...
Warkii oo dhan »
Ururrada aan Dowliga ahayn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo hoggaan doortay
Arbaco, March 12, 2008(HOL): Ururrada aan dowliga ahayn ee Soomaaliya oo beryahan shir ku lahaa Hotel Imperial Resort Hotel ee magaalada Entebbe ee da...
Warkii oo dhan »