Wararka Maanta

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in aaney jirin cid uga qeybgashay Shirkii Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ka dhacay Dalka Uganda

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in aaney jirin cid uga qeybgashay Shirkii Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ka dhacay Dalka Uganda

MAR 15, 2008

Sabti, March 15, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in shirkii dhawaan ka dhacay Magaalada Entebbe ee Dalka Uganda...

Warkii oo dhan »
Dagaal  ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dagaal ka dhacay Magaalada Muqdisho

MAR 15, 2008

Sabti, March 15, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka culus iyo midka fudud ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka dhacay xaafado ka mid ah D...

Warkii oo dhan »
Dad Rayid ah oo ku waxyeeloobay Rasaas ay fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugan Isgoyska Howl-Wadaag

Dad Rayid ah oo ku waxyeeloobay Rasaas ay fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugan Isgoyska Howl-Wadaag

MAR 15, 2008

Sabti, March 15, 2008(HOL): Qof Rayid ah ayaa geeriyooday, Seddex kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii ay haleeshay rasaas ay rideen Ciidamo ka amar...

Warkii oo dhan »
Hargeysa oo mar kale ku waaberiisatay Waraabe Qoorta laga jaray oo la dhigay mid  ka mid ah Xaafadaha Magaaladaas

Hargeysa oo mar kale ku waaberiisatay Waraabe Qoorta laga jaray oo la dhigay mid ka mid ah Xaafadaha Magaaladaas

MAR 15, 2008

Sabti, March 15, 2008(HOL): Xaafado ka mid ah magaalada Hargeysa ayaa, markale lagu arkay meydka Waraabe qoorta laga jaray oo lagu tuuray xaafad ka mi...

Warkii oo dhan »
Beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo gaaray Heshiis kama dambeys ah oo lagu dhameynayo Colaad u dhaxeysa Labada Beelood

Beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo gaaray Heshiis kama dambeys ah oo lagu dhameynayo Colaad u dhaxeysa Labada Beelood

MAR 15, 2008

Sabti, March 15, 2008(HOL): Tuuladda Ceel-baraf ee Gobalka Shabelada dhexe ayaa waxaa lagu qabtay kulan qaatay Muddo labo cisho ah oo ay ka wadda qeyb...

Warkii oo dhan »
Banaanbaxyo lagu taageerayo Baaqii Dib u heshiisinta ahaa ee uu sii daayay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ka dhacay Degmooyin ka tirsan G/Sh/Hoose

Banaanbaxyo lagu taageerayo Baaqii Dib u heshiisinta ahaa ee uu sii daayay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ka dhacay Degmooyin ka tirsan G/Sh/Hoose

MAR 15, 2008

Sabti, March 15, 2008(HOL): Banaanbaxyo lagu taageerayay baaqii dib u heshiisiinta ahaa ee uu dhawaanahan sii deynayay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde a...

Warkii oo dhan »
Qiimo koror ku yimid Shidaalka oo saameyn ku yeeshay Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho

Qiimo koror ku yimid Shidaalka oo saameyn ku yeeshay Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho

MAR 15, 2008

Sabti, March 15, 2008(HOL): Qiimo koror ku yimid Shidaalka ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa heysta...

Warkii oo dhan »
Shirkii Wadamada Islaamka ee Senegal lagu qabtay oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya

Shirkii Wadamada Islaamka ee Senegal lagu qabtay oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya

MAR 15, 2008

 Sabti, March 15, 2008(HOL): Shirkii ay madaxda Wadamada  Islaamka ku yeesheen Dalka Senegal ayaa waxaa looga hadlay arrimaha dalka Soomaali...

Warkii oo dhan »
Shirkii Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed uga socday Magaalada Entebbe ee Dalka Uganda oo la soo gebagebeeyay

Shirkii Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed uga socday Magaalada Entebbe ee Dalka Uganda oo la soo gebagebeeyay

MAR 13, 2008

Khamiis, March 13, 2008(HOL): Waxaa la soo gebageeyay shir muddo todobaad ah uga socday Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, iyadoo shirkaasina uu ...

Warkii oo dhan »
Hay'adda WHO oo shaacisay inay Muqdisho ka sameynayso goobo caafimaad oo lagu xannaaneeyo dadka qaba AIDS-ka

Hay'adda WHO oo shaacisay inay Muqdisho ka sameynayso goobo caafimaad oo lagu xannaaneeyo dadka qaba AIDS-ka

MAR 13, 2008

Khamiis, March 13, 2008(HOL): Madaxa Hay'adda WHO ee Somalia Dr. Max'ed Max'ud [Fuje) ayaa maanta daboolka ka qaaday in WHO ay dhawaan ka furayso Muqd...

Warkii oo dhan »