Wararka Maanta
Ciidamo cusub oo la soo dhigay Waddooyinka laga galo Suuqa Bakaaraha iyo xaaladda Suuqa oo degan
Talaado, March 11, 2008(HOL): Ganacsiga guud ee Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa caadi ah, iyadoo ay furan yihiin inta badan ganacsiga suuqaas; iyadoo cii...
Warkii oo dhan »
Shineemo ku taala Degmada Afgooye oo Qarax Bambaano lagu weeraray
Talaado, March 11, 2008(HOL): Bam kuwa gacanta laga tuuro ah ayaa waxaa lagu weeraray shineemo ku taalla ku yaalla Degmada Afgooye oo ay xilligaas ku ...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay Muqdisho ku dilay Sheekh Caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Sheekh Max'ed Kashka
Talaado, March 11, 2008(HOL):Kooxo hubeysan ayaa waxay xalay toogasho ku dileen Allaha u naxariistee Sheekh Maxamed Sheekh Axmed (Kashka) oo si weyn l...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo dhaawac culus ugu geystay Magaalada Baydhabo sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabad-sugidda Dowladda Federaalka
Talaado, March 11, 2008(HOL): Sarkaa lagu magcaabo Col. Cabdi Baydhabo ayay Kooxo hubeysan xalay ku dhaawaceen Magaalad Baydhabo ee xarunta Gobolka Ba...
Warkii oo dhan »
Shir looga hadlayo Nabadeynta Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Entebbe ee dalka Uganda
Talaado, March 11, 2008(HOL): Shirkan oo ay ka qeybgelayaan xubno ka socda Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, Soomaalida ku nool dibadaha&n...
Warkii oo dhan »
Kulan ay isugu yimaadeen Abwaanno iyo Aqoonyahanno oo lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Burco
Isniin, 10 March 2008 (HOL)- Kulan ballaadhan oo lagaga hadlayey dhibaatada xiligan ka taagan tahriibta dhalinyarada, oo ay ka qaybgaleen aqoonyahano,...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Dowladda Federaalka ee ku sugnaa Wadada Wadnaha oo halkaas isaga baxay iyo Banaanbaxyo halkaas ka dhacay
Isniin, March 10, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo in muddo ah ku sugnaa qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha ee Magaalada...
Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo maanta Xaaladdiisa ay deganyed
Isniin, March 10, 2008(HOL): Waxaa maanta degan xaaladda Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho oo beryahan ay xaaladdiisa ahayd mid cakiran oo aysan k...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho ka dhoofay
Isniin, March 10, 2008(HOL): Waxaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C...
Warkii oo dhan »
Weerar Xalay lagu qaaday Guriga uu degan yahay Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada Gobolka Hiiraan
Isniin, March 10, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenimdii xalay weerar ku qaaday gurigga uu ka degan yahay Magaaladda Beledweyne gaar ahaan Xaafadd...
Warkii oo dhan »