Wararka Maanta

Dad lagu dilay Deegaan ka tirsan Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Dad lagu dilay Deegaan ka tirsan Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Hoose

MAR 23, 2008

Axad, March 23, 2008(HOL): Dad tiradooda gaareyso afar Ruux ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay deegaanka Maguurto oo ka tirsan Degmada Mahadaa...

Warkii oo dhan »
Isgoyska Howl-Wadaag oo maalintii labaad ay si nabadgelyo ah u isticmaalayaan Dadka iyo Gaadiidka u socda Suuqa Bakaaraha

Isgoyska Howl-Wadaag oo maalintii labaad ay si nabadgelyo ah u isticmaalayaan Dadka iyo Gaadiidka u socda Suuqa Bakaaraha

MAR 23, 2008

Axad, March 23, 2008(HOL): Waxaa maalintii labaad furan oo ay dadka iyo gaadiidka iyo gaadiidka si caadi ah u marayaan Isgoyska Howl-Wadaag ee magaala...

Warkii oo dhan »
Ururadda Bulshadda Rayidka Gobalka Hiiraan oo bilaabay dhaq-dhaqaaqyo wax loogu qabanayo Dadka abaaruhu ku dhufteen ee ku dhaqan qeybo ka mid ah Gobaladda Dhexe

Ururadda Bulshadda Rayidka Gobalka Hiiraan oo bilaabay dhaq-dhaqaaqyo wax loogu qabanayo Dadka abaaruhu ku dhufteen ee ku dhaqan qeybo ka mid ah Gobaladda Dhexe

MAR 23, 2008

Axad, 23, Mar, 2008 (HOL)  Gurmad wax loogu qabanayo dadka Abaaruhu ku dhufteen ku dhaqan qeybo badan oo ka tirsan Gobalka dhexe ee dalka Soomaal...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo guddoomiye doortay

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo guddoomiye doortay

MAR 23, 2008

Axad, 23 March 2008 (HOL)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa fadhi ay maanta yeesheen ku doortay guddoomiyahooda cusub, kadib markii uu ...

Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo ka hadlay Sicir bararka ka taagan Soomaaliya

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo ka hadlay Sicir bararka ka taagan Soomaaliya

MAR 23, 2008

Axad, March 23, 2008(HOL): Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalada Baydhabo ayaa waxay ka hadleen sicir ba...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo rasmi ah u magacaabay 6 Gobol iyo 14 Degmo oo cusub

Madaxweynaha Somaliland oo rasmi ah u magacaabay 6 Gobol iyo 14 Degmo oo cusub

MAR 22, 2008

Sabti, 22 March 2008 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa 6 Xeer-Madaxweyne oo uu maanta soo saaray waxa uu si rasmi a...

Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo loo sameeyay Ciidamo gaar ah oo Ammaankiisa sugaya

Suuqa Bakaaraha oo loo sameeyay Ciidamo gaar ah oo Ammaankiisa sugaya

MAR 22, 2008

Sabti, March 22, 2008(HOL):  Waxaa maanta markii ugu horeysay Gudaha Suuqa Bakaaraha lagu arkay Ciidamo wata Labis isku mid ah oo sugaya Ammaanka...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Waaberi iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsanaa degmadaas oo is-casilay

Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Waaberi iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsanaa degmadaas oo is-casilay

MAR 22, 2008

Sabti, March 22, 2008(HOL):  Waxaa maanta is-casilay Afar mas’uul oo ka tirsanaa Maamulka Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kuwaasi oo sabab...

Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu taageerayay Dib u heshiisiinta ay ku baaqday Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax lagu taageerayay Dib u heshiisiinta ay ku baaqday Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho ka dhacay

MAR 22, 2008

Sabti, March 22, 2008(HOL):  Banaanbax lagu taageerayay Dib u heshiisiinta uu ku baaqay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya...

Warkii oo dhan »
Kulan uu yeelan lahaa Baarlamaanka Soomaaliya oo markii labaad maanta u baaqday Xildhibaanadii oo soo wada xaadiri waayay

Kulan uu yeelan lahaa Baarlamaanka Soomaaliya oo markii labaad maanta u baaqday Xildhibaanadii oo soo wada xaadiri waayay

MAR 22, 2008

Sabti, March 22, 2008(HOL):  Waxaa maanta markii labaad baaqday Kulan uu magaalada Baydhabo ku yeelan lahaa Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo sabab...

Warkii oo dhan »