Wararka Maanta
Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan oo laga soo sheegayo Abaar iyo Biyo la'aan soo food saartay dadka ku dhaqan
Jimco, March 28, 2008(HOL): Iyadoo Maalmihii aynu soo dhaafnaba laga soo sheegaya qaar badan oo ka mid ah Deegaanada Gobalka Hiiraan ayaa meelaha ugu ...
Warkii oo dhan »
Askari ka tirsan Ciidamadda Maamulka Gobalka Hiiraan oo ku geeriyooday weerar Miino jidka loo galiyay Ciidamo uu horkacayay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan
Khamiis, March 27, 2008(HOL): Askari ka Tirsan Ciidamadda Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ku geeriyooday Qarax ka dhashay Miino dhulka loo galiyay Kolan...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamullada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe iyo Ciidamo ay wataan oo caawa ku sugan Degmada Buulo Burte
Khamiis, March 27, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ay degmadaas ku sugan yihiin Gu...
Warkii oo dhan »
Wuxuu dhashay isagoo ay Daamankiisa isku dhegen yihiin
Wuxuu ubaahan yahay qalliin deg deg ah iyo gargaar Bani’aadannimo Khamiis, March 27, 2008(HOL): Inta aad nooshahay waxaa maalin kasta aad arag...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa inta u dhaxeysa Deegaanka Ceel Jaalle iyo Degmada Marka oo halkaas isaga baxay
Khamiis, March 27, 2008(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee maalmahan ku sugnaa inta u dhaxeysa Deegaanka Ceel Jaalle iyo Degmada Marka ee Xarunta u...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in Xukuumaddiisa ay gacan ka geysan doonto fududeynta gargaarka Bani’aadannimada
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Khamiis, March 27, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadd...
Warkii oo dhan »
Gudoomiyaha G/ Hiiraan iyo Ciidamo uu wato oo u dhaqaaqay Buula-burte oo la sheegay in ay fariisin u tahay Kooxo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka
Khamiis, March 27, 2008(HOL): Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Ciidamo aad u hubeysa oo uu horkacayo ayaa u dhaqaaqay Deg...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ugu baaqay Dadkii shalay bililiqeystay Xarumaha maamulka in ay dib u soo celiyaan waxyaabihii ay qaateen
Khamiis, March 27, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wuxuu ugu baaqay dad ku sugan magaalada Jowhar oo bililiqeystay qalab yaalay xaru...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo war ka soo saaray Dib u heshiisiinta uu ku baaqay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde
Khamiis, March 27, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa wuxuu warsaxaafadeed ka...
Warkii oo dhan »