Wararka Maanta

Beesha Caalamka oo dhinacyada isku haya Soomaaliya ka dhegeysaneysa sida ay tahay in xal loogu heli karo Mushkiladda Soomaaliya

Beesha Caalamka oo dhinacyada isku haya Soomaaliya ka dhegeysaneysa sida ay tahay in xal loogu heli karo Mushkiladda Soomaaliya

MAR 30, 2008

Axad, March 30, 2008(HOL): Magaalada Nairobi ee Caasimadda u ah Dalka Kenya ayaa waxaa ka socda dadaallo ay waddo beesha Caalamka oo ku saabsan sidii ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo jawaab ka bixiyay hadal uu shalay sii daayeen Faarax Wehliye Caddow Sendiko

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo jawaab ka bixiyay hadal uu shalay sii daayeen Faarax Wehliye Caddow Sendiko

MAR 30, 2008

Ku simaha Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed -Aadan Xaaji Yabarow Wiish AADAN XAAJI YABAROW WIISH: “Isboortiga Soomaaliyeed Isbaaro ...

Warkii oo dhan »
Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Deegaanka Gamboole oo ku yaala xadka u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Deegaanka Gamboole oo ku yaala xadka u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

MAR 30, 2008

Axad, March 30, 2008(HOL): Deegaanka Gamboole oo ku yaala xadka u dhaxeeya Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka d...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde  iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Dalka Sacuudiga

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Dalka Sacuudiga

MAR 30, 2008

Axad, March 30, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxay ku ...

Warkii oo dhan »
Dad 10 Ruux ka badan oo ku geeriyooday Madaafiic galabta lagu garaacay Suuqa Bakaaraha

Dad 10 Ruux ka badan oo ku geeriyooday Madaafiic galabta lagu garaacay Suuqa Bakaaraha

MAR 29, 2008

Sabti, 29, Mar, 2008 (HOL)   13 Ruux ayaa geeriyootay in ka badan 30 ruuxna waa ay ku dhaawacmeen kadib markii galabta madaafiic xooggan lag...

Warkii oo dhan »
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Nairobi gaaray

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Nairobi gaaray

MAR 29, 2008

Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Sabti, March 29, 2008(HOL):  Waxaa goor dhaweyd ka degay Gar...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo mar kale oo booqasho ku tegay Magaalada Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo mar kale oo booqasho ku tegay Magaalada Muqdisho

MAR 29, 2008

Sabti, March 29, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mosfen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta wuxuu mar kale booqasho ku tegay Ca...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay qodobo ku saabsan la xisaabtanka Xukuumadda iyo Sicir Bararka ka taagan Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay qodobo ku saabsan la xisaabtanka Xukuumadda iyo Sicir Bararka ka taagan Soomaaliya

MAR 29, 2008

Sabti, March 29, 2008(HOL):  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan uu ku yeeshay Xaruntiisa ADC-da ee Magaalada Baydhabo wuxuu uga...

Warkii oo dhan »
Qarax xalay ka dhacay Xaafadda Buundo-weyn ee Magaaladda Beledweyne xili halkaas ay ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah

Qarax xalay ka dhacay Xaafadda Buundo-weyn ee Magaaladda Beledweyne xili halkaas ay ku sugnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah

MAR 29, 2008

Sabti, 29, Mar, 2008 (HOL)   Qarax si weyn looga wadda Maqlay Xaafadaha Magaaladda Beledweyne ayaa xalay ka dhacay Xaafadda Buuta-weyne Xil ...

Warkii oo dhan »
Shir looga hadlayo Dhaqaalaha Soomaaliya oo Nairobi ka furmay

Shir looga hadlayo Dhaqaalaha Soomaaliya oo Nairobi ka furmay

MAR 29, 2008

  Sabti, Mar 29, 2008 (HOL) -  Hotelka Windsor oo ku yaala duleelka magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa  shalay...

Warkii oo dhan »