Wararka Maanta
Saraakiil Itoobiyaan ah iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan ku yeeshay Degmada Buulo-Burte
Arbaco, 2, April. 2008 (HOL) Kadib markii ay gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah Degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan oo uu dagaal qaraar ku dhexmar...
Warkii oo dhan »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Samafalayaal Shisheeye ah oo shalay lagu af-duubtay Degmada Saakow
Arbaco, April 02, 2008(HOL): Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan af-duub shalay deegaan ka tirsan Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe loo...
Warkii oo dhan »
Dowladda Holland oo Markab Dagaal u soo direysa Xeebaha Soomaaliya
Arbaco, April 02, 2008(HOL): Dowladda Holland ayaa shaaca ka qaaday in ay Soomaaliya u soo direyso Markab dagaal oo ka qeyb qaadan doona howlgallada l...
Warkii oo dhan »
CALI DHEERE: “Ciidamada Suuqa Bakaaraha waxaan fareynaa in ay tallaabo ka qaadaan ganacsatada diida in ay qaataan Lacagta Duugowday ee Shillin Soomaaliga ah”
Arbaco, April 02, 2008(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa Ciidamada Suuqa Bakaaraha waxaa uu faray ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo mar kale ka hadlay arrinta in Maraykanku Saldhig Millatari ku yeesho Somaliland
Talaado, 01 April 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa mar kale sheegay in Somaliland soo dhawaynayso haddii Maraykanku...
Warkii oo dhan »
ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM (HADRAAWI): “Waxaan rejaynayaa KULMIYE in uu ku soo baxo doorashada”
Talaado, 01 April 2008 (HOL): Abwaanka caanka ah ee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa ka hadlay Xaaladda waqtigan ee Somaliland ku suga...
Warkii oo dhan »
Samafalayaal Ajnabi ah oo u shqeynayay Hay’adda FAO oo lagu af-duubtyay Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe
Talaado, April 01, 2008(HOL): Labadan Samafale oo u kala dhashay Dalalka Britain iyo Kenya ayaa kooxo hubeysan waxay ku af-duubteen Deegaano ka tirsan...
Warkii oo dhan »
Guri ay degan yihiin Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalaka Soomaaliya oo xalay la weeray
Talaado, April 01, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen guri ay magaalada Muqdisho ka degan yihiin labo Wasiir ...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa Deegaanka Buulo Mareer oo saaka halkaas isaga baxay
Talaado, April 01, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Kuntu-waarey ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah...
Warkii oo dhan »