Wararka Maanta

Dagaal xooggan oo galabta ka dhacay Isgoyska Florenza ee Degmada Wardhiigley

Dagaal xooggan oo galabta ka dhacay Isgoyska Florenza ee Degmada Wardhiigley

APR 18, 2008

Jimco, April 18, 2008(HOL):  Dagaal xooggan  oo u dhaxeeyay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamo Itoobiyaan ah o...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo seddex goobood oo Muqdisho ku yaala qaraxyo lagula wareeray

Ciidamo Itoobiyaan ah oo seddex goobood oo Muqdisho ku yaala qaraxyo lagula wareeray

APR 18, 2008

Jimco, April 18, 2008(HOL):  Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta lagu weeraray Seddex Goobood oo Muqdisho ku yaala, iyadoo Ciidamadaas oo qaarkood ...

Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Degmada Afgooye

Iska hor-imaad Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Degmada Afgooye

APR 18, 2008

Jimco, April 18, 2008(HOL): Labo Ruux ayaa geeriyootay Seddex Ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu maanta iska hor-imaad ku dhexmara...

Warkii oo dhan »
Wadaad Imaam ka ahaa mid ka mid ah Masjidyada Baydhabo oo xalay la dhaawacay

Wadaad Imaam ka ahaa mid ka mid ah Masjidyada Baydhabo oo xalay la dhaawacay

APR 18, 2008

Jimco, April 18, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xalay gudaha Magaaladaas ...

Warkii oo dhan »
Hubkii Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan oo ay la wareegeen Saraakiisha Itoobiya ee joogta Degmada Feer-feer.

Hubkii Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan oo ay la wareegeen Saraakiisha Itoobiya ee joogta Degmada Feer-feer.

APR 18, 2008

Jimco, April 18, 2008(HOL) - Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Degmada Feer-feer ee dhulka Ismaamulka Soomaalida ayaa dhamaan la wareegay hub...

Warkii oo dhan »
Maxay ka wada hadleen Masuuliyiinta Gobolka Saaxil iyo Ciidamada Marines-ka Maraykanka?

Maxay ka wada hadleen Masuuliyiinta Gobolka Saaxil iyo Ciidamada Marines-ka Maraykanka?

APR 17, 2008

Khamiis, 17 April 2008 (HOL): Kulan waqti kooban qaatay, ayaa la sheegay inuu dhex-maray saraakiil Maraykan ah iyo masuuliyiinta Berbera iyo Gobolka S...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo albaabada u laabay Idaacadda Codka Nabadda ee Muqdisho

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo albaabada u laabay Idaacadda Codka Nabadda ee Muqdisho

APR 17, 2008

Khamiis, April 17, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay albaabada u laabeen Idaacadda Codka Nabadda oo ka...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka guuray Fariisin ay ku lahaayeen Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka guuray Fariisin ay ku lahaayeen Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

APR 17, 2008

Khamiis, April 17, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo maalmahan fariisin ku lahaa Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa halkaas isaga guura...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Gaariga Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo siyaabo kala duwan Muqdisho loogu weeraray

Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Gaariga Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo siyaabo kala duwan Muqdisho loogu weeraray

APR 17, 2008

Khamiis, April 17, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay agagaarka Warshadda Coca Cola ee ku taala Wadada Warshadaha ayaa maanta waxaa weerar ku...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo ka hadlay Dilalka, Sicir bararka,  Dib u heshiisiinta socota Bambooyinka Shineemooyinka lagu tuuro iyo….

Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo ka hadlay Dilalka, Sicir bararka, Dib u heshiisiinta socota Bambooyinka Shineemooyinka lagu tuuro iyo….

APR 17, 2008

Khamiis, April 17, 2008(HOL): Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley oo qadka Taleefoonka Shir jaraa’id ku qabtay ay...

Warkii oo dhan »