Wararka Maanta
Maamulka Gobolka Bay oo xalay qadka Isgaarsiinka ka jaray Magaalada Baydhabo
Axad, April 27, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa uu amar ku bixiyay in gebi ahaanba hawada laga saaro adeeg Isgaarsiine...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo markii seddexaad xalay la wareegay gacan ku heynta Magaalada Jowhar
Axad, April 27, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa habeenkii xalay ahaa waxay markii seddexaad la wareegeen gacan ku hey...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo Culumaa’udiinkii lagu dilay Masjidka Al-Hidaaya ku eedeeyay Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)Axad, April 27, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka...
Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo lagu qabtay Munaasabad lagu furay Bangi markii ugu horeysay laga hergaliyay Gobalka Hiiraan
Axad, April 27, 2008(HOL): Munaasabadda oo ay ka soo qeyb-galeen Mas'uuliyiinta Shirkadaha Xawilaada ee ka howl-gala Gobalka Hiiraan, Ganacsato, qeyba...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Madani ah oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Sabti, April 26, 2008(HOL): Gacan ku heynta Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa la wareegay Ciidamo Madani ah oo raacsaneyn Dowlad...
Warkii oo dhan »
Tacshiirad ay fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo sababtay Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray Dad Rayid ah
Sabti, April 26, 2008(HOL): Tacshiirad ay maanta fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan meelo kala duwan oo Muq...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ciidanka Booliska oo sheegay in Xoogag ka amar qaata Al-Shabaab ay gubeen Guriga Taliye ku xigeenka Saldhigga Booliska Dharkeenley
Sabti, April 26, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/llaahi Cumar Ibraahim Shaacshaac ayaa sheegay in Xoogag ka amar qaata D...
Warkii oo dhan »
Amnesty International oo ugu baaqday Dowladda Itoobiya in ay baaritaan ku sameyso Dad ay Ciidamadeeda ku dileen Magaalada Muqdisho
Sabti, April 26, 2008(HOL): Hay’adda Caalamiga ah ee u dooda Xuquuqda Aadanaha Amnesty International ayaa ugu baaqday Dowladda Itoobiya in ay baarit...
Warkii oo dhan »
Horyaalka Kubadda Kolayga Jen. Daa’uud oo si rasmi ah uga bilowday Magaalada Muqdisho
Sabti, April 26, 2008(HOL): Maalintii shalay ahayd waxaa si rasmi ah uga bilowday Garoonka Kubadda Kolayga 1-da Luulyo (EX-Luujino) Horyaalka Kubadda ...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Guriga Taliye ku xigeenka Booliska Degmada Dharkeenley
Sabti, April 26, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Guriga Taliye ku xigeenka Booliska Degmada Dharkeenley ee...
Warkii oo dhan »