Wararka Maanta
Nin u shaqeynayay Hay’ad samafal oo xalay lagu dilay magaalada Kismaayo
Axad, May 18, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in xalay magaaladaas ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu weeraray inta u dhaxeysa Deegaanka Yaaq-biri-weyne iyo Garoonka Balli-Doogle
Axad, May 18, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka yimid dhinac...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya oo la wareegay gacan ku heynta Deegaanka Kamsuuma
Axad, May 18, 2008(HOL): Deegaanka Kamsuuma ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay gacan ku heyntiisa la wareegay Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda Dowla...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo xalay lagu weeraray gudaha Magaalada Baydhabo
Axad, May 18, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo roondo ku marayay gudaha magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu weeraray ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Isboortiga G/Hiiraan oo wax laga xumaado ku tilmaamay Qoraal lagu daabacay mid ka mid ah Bogagga Internet-ka oo sheegayay in uu iibsaday magacii Isbooritga Gobolka
Axad, May 18, 2008(HOL): Gudoomiyaha Isbooritga Gobalka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim (Baadiyow) oo xiriir la soo sameeyay HOL ayaa ku sheegay war aan ...
Warkii oo dhan »
Yuusuf Daba-geed oo sheegay in Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo xubno ku jira Xukuumaddiisa ay uga hiiliyeen Kooxaha Muqaawamada
Sabti, May 17, 2008(HOL): Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo weli aan wareejin Xilka Guddoomiyenimada Gobolka Hiiraan ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Ra’...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka oo qaarkood diyaarinayaan Mooshin ka dhan ah Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde, halka kuwo kalena ay ka soo horjeedaan
Sabti, May 17, 2008(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay qaarkoo...
Warkii oo dhan »
Markab u rarnaa Ganacsato Soomaaliyeed oo maanta laga qafaashay meel 60 Mile u jirta Dekedda Muqdisho
Sabti, May 17, 2008(HOL): Markabkan oo lagu magacaabo MV. Victoria ayaa waxaa uu u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed, waxaana leh shirkad lagu magacaabo M...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Jilib
Sabti, May 17, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa xalay waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Jilib ee Gobolka Jubb...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Warshaddii Baastada ee Magaalada Muqdisho
Sabti, May 17, 2008(HOL): Dagaal waqti kooban socday ayaa saaka waxaa uu ka dhacay nawaaxiga Warshaddii Baastada ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalk...
Warkii oo dhan »