Wararka Maanta

Ganacsatada uu u raran yahay Markabka Victoria oo dadaal ugu jira sidii Markabkaas loo sii deyn lahaa

Ganacsatada uu u raran yahay Markabka Victoria oo dadaal ugu jira sidii Markabkaas loo sii deyn lahaa

MAY 21, 2008

Arbaco, May 21, 2008(HOL): Ganacsatada uu u raran yahay Markabka Victoria ee dhawaan lagu af-duubtay Xeebaha Soomaaliya ayaa waxay dadaal ugu jiraan s...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay af-duubtay Samafalayaal Ajnabi iyo Soomaali isugu jiray

Kooxo hubeysan oo xalay af-duubtay Samafalayaal Ajnabi iyo Soomaali isugu jiray

MAY 21, 2008

Arbaco, May 21, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay af-duubteen samafalayaal Ajnabi iyo Soomaali isugu jira, kuwaasi oo  in...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo fariisin ka sameystay meel dhowr jeer lagu weeraray Ciidamo Itoobiyaan ah

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo fariisin ka sameystay meel dhowr jeer lagu weeraray Ciidamo Itoobiyaan ah

MAY 21, 2008

Arbaco, May 21, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la dejiyay Wadada Warshadaha, gaar ahaan nawaaxiga Isgoyska Towfi...

Warkii oo dhan »
Nin Rayid ah oo lagu dilay Degmada Madiina

Nin Rayid ah oo lagu dilay Degmada Madiina

MAY 21, 2008

Arbaco, May 21, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa nin rayid ah waxay ku toogteen Degmada Madiina ee Gobolka Banaadir, iyadoo ilaa iyo haatanna aan la oge...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Baydhabo iyo Deegaanka Siinka dheer oo maanta degan  kadib shaqaaqooyin shalay ka dhacay

Xaaladda Magaalada Baydhabo iyo Deegaanka Siinka dheer oo maanta degan kadib shaqaaqooyin shalay ka dhacay

MAY 21, 2008

Arbaco, May 21, 2008(HOL): Waxaa saaka xaaladdooda degan tahay Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay iyo Deegaanka Siinka dheer oo shalay lab...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin cusub ka dhigtay Saldhigga Booliska Magaalada Beledweyne

Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin cusub ka dhigtay Saldhigga Booliska Magaalada Beledweyne

MAY 21, 2008

Arbaco, May 21, 2008(HOL): Ciidamada Dowladda Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne ayaa fariisin cusub ka dhigtay Saldhiga Baliiska Magaalada Beledw...

Warkii oo dhan »
Dil iyo Qarax ka dhacay magaalada Baydhabo

Dil iyo Qarax ka dhacay magaalada Baydhabo

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxaa maanta gelinkii dambe ka dhacay dil iyo qarax lala beegsaday Cii...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo la wareegay fariisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku lahaayeen Deegaanka Siinka Dheer

Kooxo hubeysan oo la wareegay fariisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku lahaayeen Deegaanka Siinka Dheer

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta wuxuu ka dhacay Bar Koontarool oo ku taala...

Warkii oo dhan »
Golaha Baarlamaanka Somaliland oo ansixiyay Xubnaha Xisbiyada Mucaaradka ah kaga jira Komishanka Doorashooyinka

Golaha Baarlamaanka Somaliland oo ansixiyay Xubnaha Xisbiyada Mucaaradka ah kaga jira Komishanka Doorashooyinka

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen laba Xubnood oo Xisbiyada...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland oo bilowday hawlgal lagu dawaynayo Xannuunada Xoolaha

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland oo bilowday hawlgal lagu dawaynayo Xannuunada Xoolaha

MAY 20, 2008

Talaado, May 20, 2008(HOL): Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland oo kaashanaysa Ururka Dhaqaatiirta madaxa bannaan ee ULPA iyo Hay’adda TERRA-NO...

Warkii oo dhan »