Wararka Maanta

Yuusuf Daba-geed oo sarkaal Itoobiyaan ah uu amar ku siiyay in uu isaga baxo Magaalada Beledweyne

Yuusuf Daba-geed oo sarkaal Itoobiyaan ah uu amar ku siiyay in uu isaga baxo Magaalada Beledweyne

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo muddooyinkan la joogay Deegaanka Janta-Kuundisho Ciid...

Warkii oo dhan »
Wufuud ka kala socda Dowladda Federaalka, Isbaheysiga Dib u xoreynta, Bulshada Rayidka iyo Beesha Caalamka oo Jabuuti ku wada sugan

Wufuud ka kala socda Dowladda Federaalka, Isbaheysiga Dib u xoreynta, Bulshada Rayidka iyo Beesha Caalamka oo Jabuuti ku wada sugan

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Waxaa magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ku wada sugan Wufuud ka kala socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, Isbaheysiga Di...

Warkii oo dhan »
Maleeshiyooyinkii shalay rasaaseeyay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo la sheegay in ay u diiwaangashanaayeen Dowladda Federaalka

Maleeshiyooyinkii shalay rasaaseeyay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo la sheegay in ay u diiwaangashanaayeen Dowladda Federaalka

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Nabadgelyada Gobolka Mudug Cali Diiriye Aloore ayaa shaaca ka qaaday in Maleeshiyooyin shalay rasaaseey...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo ugu baaqay Hay’adaha Samafalka inay gargaar la gaaraan Dad ay waxyeello ka soo gaartay Roobab ka da’aya magaalada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo ugu baaqay Hay’adaha Samafalka inay gargaar la gaaraan Dad ay waxyeello ka soo gaartay Roobab ka da’aya magaalada Muqdisho

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu ugu baaqay Hay’adaha Samafalka in ay gargaar deg deg ah la gaaraaan dad ku wax...

Warkii oo dhan »
Roob 24 saac ka badan ka dayay Magaalada Muqdisho iyo duleedyadeeda oo saameyn ku yeeshay Dad isugu jiray kuwo barakacay iyo kuwo Qaxooti ah

Roob 24 saac ka badan ka dayay Magaalada Muqdisho iyo duleedyadeeda oo saameyn ku yeeshay Dad isugu jiray kuwo barakacay iyo kuwo Qaxooti ah

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya iyo duleedyadeeda ayaa muddo ka badan 24 saac  waxaa ka da’ayay Roo...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo u dhoofay Dalka Jibouti

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo u dhoofay Dalka Jibouti

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Waxaa goor dhaweyd ka duulay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Sooma...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo u codeynaya Qaraar Ciidamo Caalami ah loogu dirayo Xeebaha Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo u codeynaya Qaraar Ciidamo Caalami ah loogu dirayo Xeebaha Soomaaliya

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniinta soo socota waxaa uu u codeynayaa qaraar ciidamo caalami ah loogu dirayo X...

Warkii oo dhan »
Duqa Magaalada Gaalkacyo oo ugu baaqay Odayaasha iyo Waxgaradka Koofurta Gaalkacyo in ay soo qabteen maleeshiyooyin rasaaseeyay Garoonka Gaalkacyo

Duqa Magaalada Gaalkacyo oo ugu baaqay Odayaasha iyo Waxgaradka Koofurta Gaalkacyo in ay soo qabteen maleeshiyooyin rasaaseeyay Garoonka Gaalkacyo

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Duqa Magaalada Gaalkacyo ee maamul Goboleedka Puntland Axmed Cali Salaad ayaa ugu baaqay Odayasha iyo Waxgaradka Koofurta Ma...

Warkii oo dhan »
Wejiga labaad ee Shirka lagu dhexdhexaadinayo Dowladda  Federaalka iyo Mucaaradka ka soo horjeeda oo saacadaha soo socda ka furmaya Magaalada Djibouti

Wejiga labaad ee Shirka lagu dhexdhexaadinayo Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ka soo horjeeda oo saacadaha soo socda ka furmaya Magaalada Djibouti

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Wejiga labaad ee Shirka lagu dhexdhexaadinayo Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa la filayaa in uu saaca...

Warkii oo dhan »
Warqado Digniin ah oo lagu daadiyay Gudaha Magaalada Beledweyne

Warqado Digniin ah oo lagu daadiyay Gudaha Magaalada Beledweyne

MAY 31, 2008

Sabti, May 31, 2008(HOL): Dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne ayaa saakay ku waabariistay Warqado Digniin ah oo ay  kooxda Al-shabaab ku daadiye...

Warkii oo dhan »