Wararka Maanta
Warakii ugu dambeyey ee shirka Jabuuti
Ra'iisul Wazaaraha dowladda Jabuuti Dileyte Max’ed Dileyte iyo Wafdigii ka socday Golaha Amaanka Monday, June 02, 2008 Wafdigii ka socday ...
Warkii oo dhan »
Dad ku dhaawacmay qarax ka dhacay Buundada Liiq-liiqato ee Magaalada Beledweyne
Isniin, June 02, 2008(HOL): Inta la ogyahay ilaa 5 Ruux oo rayid ah ayaa ku dhawacantay Qarax goor dhaw ka dhacay Buundada-Liiqliiqato ee Magaal...
Warkii oo dhan »
Xubnihii ka socday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Jibouti gaaray iyo Xubnahaas oo wada hadallo la yeelanaya Dhinacyada Soomaalida
Isniin, June 02, 2008(HOL): Waxaa goor dhaweyd gaaray magaalada Djibouti ee dalka Jibouti Xubnihii ka socday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kuw...
Warkii oo dhan »
Sarkaal u shaqeeya Qaramada Midoobay oo ay Degmada Mahadaay su’aalo ku weydiinayaan Maxkamadaha Islaamka
Isniin, June 02, 2008(HOL): Sarkaal u shaqeeya Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo lagu magacaabo Cali C/llaahi (...
Warkii oo dhan »
Danjire Ahmedou Ould-Abdallah oo sheegay in dhinacyada ay wada hadallada u qabteen ay ku qasban yihiin in ay fool-ka-fool isu hor-fariistaan
Isniin, June 02, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould Abdallah oo wareysi siiy...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Ammaan ee Magaalada Kismaayo oo faraha ka sii baxay kadib iska hor-imaadyo xalay iyo saaka ka dhacay
Isniin, June 02, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in ay ammaanka mag...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Siyaasadeed ee Gobalka Hiiraan oo xiligan mareysa heerkeedii ugu sareysay
Isniin, June 02, 2008(HOL): Xilka qaadistii Dowladda Federaalku ku sameysay Gudoomiyihii hore ee Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Mag...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Puntland oo booqday Deegaannada ay Macdan baarista ka socoto
Isniin, June 02, 2008(HOL): Madaxweynaha Puntland Gen cadde Musse ayaa Saaka Booqday Degaanka Labarugley Halkaasi oo laga wado Macdan Baaris ay fulina...
Warkii oo dhan »
Warbixintii ugu dambeysay ee shirka Jabuuti
Jabuuti, Hiiraan OnlineJune 01, 2008 Jabuuti (HOL) - Waxaa maanta ka furmay magaalada jibuuti ee xarunta u ah waddanka Jibuuti saminaar gogol xaa...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan iyo Ergada Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo hal Hotel la wada dejiyay
Axad, June 01, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in hal Hotel la wada dejiyay Madaxweynaha...
Warkii oo dhan »