Wararka Maanta

Dhinacyada Soomaalida ah ee ku shirsan Dalka Jibouti oo shirkooda uu marayo meel xasaasi ah

Dhinacyada Soomaalida ah ee ku shirsan Dalka Jibouti oo shirkooda uu marayo meel xasaasi ah

JUN 07, 2008

Sabti, June 07, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in ay meel xasaasi ah marayaan wada hada...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay ee Wada Hadallada Jibouti

Wararkii ugu dambeeyay ee Wada Hadallada Jibouti

JUN 07, 2008

Sabti, June 07, 2008(HOL): Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbahey...

Warkii oo dhan »
Dagaal ay ku dhinteen Shan Qofood oo xalay ka dhacay nawaaxiga Kuliyaddii Jaalle Siyaad

Dagaal ay ku dhinteen Shan Qofood oo xalay ka dhacay nawaaxiga Kuliyaddii Jaalle Siyaad

JUN 07, 2008

Sabti, June 07, 2008(HOL): Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda oo xalay fiidkii ka dhac...

Warkii oo dhan »
SHIIKH XUSEEN GAAGAALE: “Shacabka reer Hiiraan waxeynu ka codsaneynaa in ay isaga guuraan goobaha ay degan yihiin Ciidamada Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne”

SHIIKH XUSEEN GAAGAALE: “Shacabka reer Hiiraan waxeynu ka codsaneynaa in ay isaga guuraan goobaha ay degan yihiin Ciidamada Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne”

JUN 07, 2008

Sabti, June 07, 2008(HOL): Maalmihii aynu soo dhaafnay waxaa soo baxayay warar laysla dhaxmarayo oo sheegaya in Ciidamo ka tirsan Maxkamadaha Islaamig...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay ka soo horjeedaan in Ciidamo Shisheeye la keeno Soomaaliya Bad iyo Berri

Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay ka soo horjeedaan in Ciidamo Shisheeye la keeno Soomaaliya Bad iyo Berri

JUN 06, 2008

Jimco, June 06, 2008(HOL): Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley oo maanta shir jaraa’id qadka taleefoonka ugu qabt...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la weeraray iyagoo raashin ka qeybinayay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwa

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la weeraray iyagoo raashin ka qeybinayay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwa

JUN 06, 2008

Jimco, June 06, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiyaanka ah ee fariisinka ku leh Xarumaha Warshaddii Baastada iyo Warshaddii Xeyla Bariise ayaa saaka waxaa w...

Warkii oo dhan »
Dad Rayid ah oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Muqdisho

Dad Rayid ah oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Muqdisho

JUN 06, 2008

Jimco, June 06, 2008(HOL): Meydadka labo nin oo dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay Xaafadda Taleex iyo Qeybta Sarifka Suuqa Bakaaraha, iyadoo la shee...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo galabta Casir-liiqii ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir

Dagaal culus oo galabta Casir-liiqii ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir

JUN 05, 2008

Khamiis, June 05, 2008(HOL): Dagaal Xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta casir liiqii waxaa uu ka dhacay xaafado k...

Warkii oo dhan »
Abuu Mansuur: “Ciddii Soomaaliya keenta Ciidamo Shisheeye wixii ay ka hesho ayay leedahay”

Abuu Mansuur: “Ciddii Soomaaliya keenta Ciidamo Shisheeye wixii ay ka hesho ayay leedahay”

JUN 05, 2008

Khamiis, June 05, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa sheegay in ay la dagaalami doonaan Ciidamo ka...

Warkii oo dhan »
Seminaarkii u socday Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo dib u bilowday kadib markii uu shalay hakaday

Seminaarkii u socday Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo dib u bilowday kadib markii uu shalay hakaday

JUN 05, 2008

Khamiis, June 05, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in uu saaka dib u bilowday Seminaarkii...

Warkii oo dhan »