Wararka Maanta
Shirkii Jabuuti oo lagu heshiiyay
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in ay heshiis wada gaaraan dhinacyada Soomaalida ee maalmahan shirku uga socday magaalada Jab...
Warkii oo dhan »
Halkee ku dambeeyaan Wada Hadalladii dhinacyada Soomaalida uga socday Dalka Jibouti?
Isniin, June 09, 2008(HOL): Wada hadalladii dhinacyada Soomaalida uga socday Dalka Jibouti ayaa haatan waxay marayaan marxalad xasaasi ah, waxaana lag...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta sare ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo uu khilaaf soo kala dhexgalay
Isniin, June 09, 2008(HOL): Mid ka mid ah Mas’uuliyiinta sare ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wuxuu sheegay in uu jiro khilaaf ...
Warkii oo dhan »
Heshiis saddex-geesood ah oo ay wada saxeexdeen Xukuumadda Somaliland iyo Axsaabta Mucaaradka
Isniin, 09 May 2008 (HOL): Saddexda Xisbi Siyaasadeed ee Somaliland iyo Komishanka Doorashooyinka, ayaa maanta dhammaystiray heshiis horraantii bishan...
Warkii oo dhan »
Dadaallo Diblumaasiyadeed oo lagu badbaadinayo Wada hadallada dhinacyada Soomaalida oo Jibouti ka socda
Isniin, June 09, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas ka socdaan dadaallo diblu...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Baydhabo
Isniin, June 09, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen guriga uu magaalada Baydhabo ka degan yahay Guddoomiyaha ...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta oo sheegay in haddii ay burburaan wada hadallada Jibouti aysan mas’uuliyaddaas qaadeynin
Isniin, June 09, 2008(HOL): Hoggaamiyaha Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur oo u waramayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda Magaalada Muqdisho kadib dagaal xooggan oo shalay ka dhacay?
Isniin, June 09, 2008(HOL): Xaaladda Magaalada Muqdiso ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxay tahay mid degan, waxaana si caadi ah u socda dh...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo si toos ah ula wareegay ammaanka Magaalada Beledweyne kadib muran in mudo ah ka taagnaa joogitaankooda
Isniin, June 09, 2008(HOL): Muran iyo Is-jiid jiid la xiriira joogtaanka Ciidamada Itoobiya ee gudaha Magaalada Beledweyne kadib hada waxaa soo baxaya...
Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Wada Hadalladii Jibouti uga socday dhinacyada Soomaalida ay horumar sameyn waayeen
Wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-AbdallaAxad, June 08, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayaha g...
Warkii oo dhan »