Wararka Maanta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in heshiiskii Jibouti uu  buriyay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in heshiiskii Jibouti uu buriyay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya

JUN 13, 2008

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)MAXAMED DHEERE: “Xubnaha Isbaheysiga ee heshi...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo tacshiirado dhimasho iyo dhaawac sababay oo Muqdisho ka dhacay

Qaraxyo iyo tacshiirado dhimasho iyo dhaawac sababay oo Muqdisho ka dhacay

JUN 13, 2008

Jimco, June 13, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka dhacay qaraxyo iyo tacshiirad ay dad rayid ah ku dhin...

Warkii oo dhan »
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geysatay Tuulada Kronbal ee Dalka Koofur Afrika

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geysatay Tuulada Kronbal ee Dalka Koofur Afrika

JUN 13, 2008

Jimco, June 13, 2008(HOL): Maqribnimadii xalay ayay Tuugo South African ah oo Bistolado ku hubeysan ay soo weerareen dukaan ku yaalay Tuulada Kronbal ...

Warkii oo dhan »
Maxaa loo iloobay kumanaanka Qoys ee ku qaxay duleedka Waqooyi-Bari ee Magaaladda Muqdisho?

Maxaa loo iloobay kumanaanka Qoys ee ku qaxay duleedka Waqooyi-Bari ee Magaaladda Muqdisho?

JUN 13, 2008

(Wallaalayaal haloo gurmado Qoysaskan Dhibaateysan) Jimco, June 13, 2008(HOL): Waa arrin taabaneysa damiirka of kasta oo leh dareen bini’aadenimo i...

Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo sheegay in uu qaaday weerarro uu ku muujinayo in uusan dhaqan-gal noqon karin Heshiiskii Jibouti

Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo sheegay in uu qaaday weerarro uu ku muujinayo in uusan dhaqan-gal noqon karin Heshiiskii Jibouti

JUN 12, 2008

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab- Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu MansuurKhamiis, June 12, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mu...

Warkii oo dhan »
Wefti UNDP ka tirsan oo booqasho maalin ah Somaliland u yimid, Wasaaradaha qaarkoodna guddoonsiiyay 23 Baabuur

Wefti UNDP ka tirsan oo booqasho maalin ah Somaliland u yimid, Wasaaradaha qaarkoodna guddoonsiiyay 23 Baabuur

JUN 12, 2008

Khamiis, 12 June 2008 (HOL): Wefti sare oo ka socda Hay’adda Mashaariicda Horumarinta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNDP, ayaa oo shalay booqasho...

Warkii oo dhan »
Dagaal habeenkii labaad caawa ka socda Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa

Dagaal habeenkii labaad caawa ka socda Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa

JUN 12, 2008

Khamiis, June 12, 2008(HOL): Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah iyo kooxo hubeysan o...

Warkii oo dhan »
Carruur isku qoys ah oo  la sheegay in lagu sumeeyay Magaalada Hargeysa

Carruur isku qoys ah oo la sheegay in lagu sumeeyay Magaalada Hargeysa

JUN 12, 2008

Khamiis, June 12, 2008(HOL):  Saddex Carruur ah oo isku qoys ah da’doodu u dhaxayso 15-jir illaa 5-jir, ayaa lagu dawaynayaa Cusbitaalka guud e...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo u dhoofay Dalka Itoobiya

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo u dhoofay Dalka Itoobiya

JUN 12, 2008

Khamiis, June 12, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta wuxuu u dhoofay M...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan heshiiskii ay Jibouti ku wada gaareen Isbaheysiga Dib u xoreynta iyo Dowladda Federaalka

Shiikh Shariif oo ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan heshiiskii ay Jibouti ku wada gaareen Isbaheysiga Dib u xoreynta iyo Dowladda Federaalka

JUN 12, 2008

Khamiis, June 12, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in a...

Warkii oo dhan »