Wararka Maanta

Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay cagta mariyeen dhufeysyo ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku jireen

Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay cagta mariyeen dhufeysyo ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku jireen

JUN 16, 2008

Isniin, June 16, 2008(HOL: Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen fariisin ay Ciidamada Itoobiya k...

Warkii oo dhan »
Shiikh Axmed Gaballe oo Muqdisho ku geeriyooday

Shiikh Axmed Gaballe oo Muqdisho ku geeriyooday

JUN 16, 2008

Isniin, June 16, 2008(HOL: Alle ha u naxariistee waxaa saaka aroortii ku geeriyooday Isbitaalka Keysaney ee duleedka Magaalada Muqdisho Shiikh Axmed G...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara oo dib u dhigay shirweyne uu ku qaban lahaa Dalka Eritrea

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara oo dib u dhigay shirweyne uu ku qaban lahaa Dalka Eritrea

JUN 15, 2008

Axad, June 15, 2008(HOL): Warsaxaafadeed uu soo saaray Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara ayaa waxaa lagu sheegay in uu Isbaheysiga ...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Bay oo sheegay in uu wax ka qabanayo amni darrada ka jirta Degmooyinka Gobolka

Maamulka Gobolka Bay oo sheegay in uu wax ka qabanayo amni darrada ka jirta Degmooyinka Gobolka

JUN 15, 2008

Axad, June 15, 2008(HOL): Maamulka gobolka Bay ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu wax ka qabanayo falal nabadgelyo darro ah oo dhawaanahan ku soo badan...

Warkii oo dhan »
COL. CADDOW WARSAME: “Wadankan awood ka weyn ayaa saaran, waxaana Wasiirka Gaashaandhigga ka ah Jen. Gabre, Abaanduulka Ciidamadana waxaa ka ah Sarkaalka heysta Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Xarunta

Axad, June 15, 2008(HOL): Col. Caddow Warsame oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidmada Federaalka Soomaliya ayaa wuxuu ku dhawaaqay in uu iska casilay xilk...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay sii wadayaan dagaallada ay ku qaadayaan fariisimada Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya

Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay sii wadayaan dagaallada ay ku qaadayaan fariisimada Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya

JUN 15, 2008

Axad, June 15, 2008(HOL): Afhayeenka Howlgallada Ciidamada Maxkamadaha Islaamka Shiikh C/raxiin Ciise Caddow ayaa sheegay in ay sii wadayaan dagaalada...

Warkii oo dhan »
Roob 48 Saacadood ka da’ayay Magaalada Muqdisho oo dhismasho iyo dhaawac geystay

Roob 48 Saacadood ka da’ayay Magaalada Muqdisho oo dhismasho iyo dhaawac geystay

JUN 15, 2008

Axad, June 15, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa 48-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka da’ayay roob xooggan, kaasi ...

Warkii oo dhan »
XISBIGA UCID: “Jabuuti kaalintaanu ka filaynay kama hayno, laakiin Dagaalka Ereteriya ku soo qaadday waanu cambaaraynaynaa”

XISBIGA UCID: “Jabuuti kaalintaanu ka filaynay kama hayno, laakiin Dagaalka Ereteriya ku soo qaadday waanu cambaaraynaynaa”

JUN 15, 2008

Sabti, 14 June 2008 (HOL): Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa shaaca ka qaaday mawqifkiisa ku aaddan dagaallada Jabuuti iyo Ereteriya, maalin uun ka ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo loogu baaqay in ay u turaan Dadka Shacabka ah

Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo loogu baaqay in ay u turaan Dadka Shacabka ah

JUN 14, 2008

Sabti, June 14, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ay xoogag kala taabsan ku dagaalamaan gudaha So...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiya ee joogay bilihii aynu soo dhaafnay Magaalada Beledweyne oo dhamaantood halkaa isaga guuray

Ciidamadii Itoobiya ee joogay bilihii aynu soo dhaafnay Magaalada Beledweyne oo dhamaantood halkaa isaga guuray

JUN 14, 2008

Sabti, June 14, 2008(HOL): Saqdii dhaxe ee xalay ayeey mar kaliya ku soo baraarugeen dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne Shanqarta Gadiid lagu daabul...

Warkii oo dhan »