Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo heshiiskii Jibouti ku tilmaamay tallaabo loo qaaday dhinaca Nabadda
Talaado, June 17, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo isagoo ku sugan magaalada Djibouti ee dalka Jibouti ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la soo dhigay Isgoysyada Fagax iyo Florenza ee magaalada Muqdisho
Talaado, June 17, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku hoydeen Isgoysyada Fagax iyo Florenza ee Magaalada Muqdisho, iya...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay galay Magaalada Beledweyne kadib markii ay maqleen Rasaas culus oo ka dhaceysa gudaha Magaalada
Talaado, June 17, 2008(HOL): Ciidamada Dowladda Itoobiya ee fadhigoodu yahay Deegaanka Jate-kuundisho ayaa xalay gudaha u soo galay Magaalada Beledwey...
Warkii oo dhan »
Dagaal laba Beelood ku dhex maray Bariga Ceerigaabo iyo Barasaabka Gobolka Sanaag oo ka hadlay
Talaado, June 17, 2008(HOL): Maayarka Degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa shir-jaraa’id oo uu xafiiskiisa magaalada Ceerigaabo ku qabtay ka...
Warkii oo dhan »
Jaaliyad Soomaaliyeed oo Deeq Lacageed gaarsiisay dad ku dhibaateysan Magaalada Beledweyne
Talaado, June 17, 2008(HOL): Xiligan adag ee uu dalku marayo waxaad moodaan in dadka Soomaaliyeed uu ku nool dalka dibadiisa siweyn uga warqabaa...
Warkii oo dhan »
Golaha Guurtida Somaliland oo dhamaystiray Shuruud Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ahi ku xireen Somaliland
Talaado, June 17, 2008(HOL): Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhi aan caadi ahayn duuduub ku ansixiyay wax-ka-bedelkii lagu sameeyay Xeerka Diiwaang...
Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay Heshiiskii ay Jibouti ku wada gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta
Isniin, June 16, 2008(HOL: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda Magaalada Muqdisho ayaa waxay taage...
Warkii oo dhan »
Aabaha Guddoomiyaha Degmada Huriwaa oo codsaday in wiilkiisa looga soo daayo Ciidamo Itoobiyaan ah oo uu u xiran yahay muddo labo todobaad ah
Isniin, June 16, 2008(HOL: Cabdulle Axmed Dhiblaawe oo ah Aabaha Guddoomiyaha Degmada Huriwaa Cumar Axmed Cabdulle ayaa wuxuu Dowladda Federaalka Soom...
Warkii oo dhan »
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Nairobi gaaray
Isniin, June 16, 2008(HOL: Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenaya ayaa waxay sheegayaan in shalay gelinkii dambe uu halkaas gaaray...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo markii ugu horeysay si heer madaxweyne ah loogu soo dhaweeyay Dalka Jibouti
Isniin, June 16, 2008(HOL: Waxaa markii ugu horeysay si heer madaxweyne ah loogu soo dhaweeyay Dalka Jibouti Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaali...
Warkii oo dhan »