Wararka Maanta
Shiikh Yuusuf Indha-Cadde oo sheegay in maamul Islaami ah loo sameynayo Gobolka Shabeelaha Hoose
Axad, November 02, 2008(HOL): Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-Cadde oo maanta meel f...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo ka hadlay warar sheegaya in Mareykanka loo gacan galiyay Wadaad ay Ciidamada Sirdoonka qabteen
Axad, November 02, 2008(HOL): Maamulka DGPL ayaa markii ugu horreysay ka hadlay warar sheegaya in ay Ciidamada PISta dileen Wadaad lagu magacaab...
Warkii oo dhan »
COL. CUMAR XAASHI: “Marka la isu yimaado oo la wada hadlo waxaa ay arrintu noqoneysaa in la is-fahmo”
Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, Col. Cumar Xaashi Aadan Axad, November 02, 2008(HOL): Xoghayaha Arrimaha Gudaha...
Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsan Maamulka Maxkamadaha Islaamka ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo ka soo horjeestay Heshiiskii Jibouti
Axad, November 02, 2008(HOL): Xubno ka tirsan Maamulka Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka soo horjeestay heshiiskii ay Jibouti k...
Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Isboortiga Dowlad Goboleedka Puntland oo ku heshiiyay in ay la horumariyo Isboortiga Soomaaliya
Axad, November 02, 2008(HOL): Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS iyo Wasaaradda Isboortiga Puntland oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa wax...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo aragtiyo kala duwan ka bixiyay booqashadii uu Shiikh Shariif ku tegay Magaalada Jowhar
Axad, November 02, 2008(HOL): Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxay fikrado kala duwan ka bixiyeen booqashadii ...
Warkii oo dhan »
Gudoomiyihii hore ee Gobalka Yuusuf Dabageed oo ay xabsiga dhigeen Ciidamada Itoobiya ee jooga Degmada Feer-feer.
Sabti, November 01, 2008(HOL): Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo bilihii aynu soo dhaafneyba ku sugnaa Degmada Fe...
Warkii oo dhan »
SHIIKH SHARIIF SHIIKH AXMED: “Heshiiskii Jibouti Annaga oo aan dhihin waa xun yahay iyo waa fiican yahay waxaan qabaa in uu keenay in ay Ciidamada Itoobiya ka baxayaan Soomaaliya”
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Jibouti Shiikh Shariif Shiikh Axmed Sabti, November 01, 2008(HOL): Guddoomi...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Xasan Macallin Biikole oo Qarax Miino lagu dhaawacay
Sabti, November 01, 2008(HOL): Qarax xooggan oo maanta ka dhacay gudaha Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu dhaawac culus ka soo gaaray Guddoomiyaha Degmada...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo Dad rayid ah ku dilay deegaanka Xaliimo Heyte ee Degmada Kaaraan
Sabti, November 01, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay dad rayid ah ku dileen Deegaanka Xaliimo Heyte ee...
Warkii oo dhan »