Wararka Maanta
Shiikh Shariif oo sheegay in haddii dadkii doortay ay gartaan in ay xilka ka qaadaan uu soo dhaweynayo
Isniin, November 03, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Sharifi Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in uu diyaar u ya...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in Madaxweyne Yuusuf uusan caafimaad darro heysa aawgeed gudan karin xilkiisa
Isniin, November 03, 2008(HOL): Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali oo ka mid Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku eedee...
Warkii oo dhan »
Tahriibiyaal Soomaali ah oo ku dhintay Xeebaha Yemen
Isniin, November 03, 2008(HOL): Xeebta Magaalada Axwar ee Gobolka Abyan ee Dalka Yemen ayaa waxaa ku dhintay Tahriibayaal Soomaali u badnaa oo tiradoo...
Warkii oo dhan »
Darawallada Gaadiidka BL ah ee ka shaqeeya Inta u dhaxeysa Isgoysyada Fagax iyo Hotel Jubba oo shaqo joojin sameeyay
Isniin, November 03, 2008(HOL): Darawallada Gaadiidka BL ah ee ka shaqeys inta u dhaxeysa Isgoysyada Fagax iyo Hotel Jubba ee Magaalada Muqdisho ayaa ...
Warkii oo dhan »
Yemen oo sheegtay in Ciidamo u soo direyso Soomaaliya
Isniin, November 03, 2008(HOL): Dowladda Yemen ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay Ciidamo u soo direyso Xeebaha Soomaaliya, kuwaasi oo ka qeybqaadan do...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira wararka sheegaya in Saraakiisha Maxkamadaha ee ku sugan Beledweyne isku khilaafeen in ay Gobalka soo gaaraan Mas'uuliyiinta Isbaheysiga dib u Xoreynta Garabka Jabuuti
Isniin, November 03, 2008(HOL): Waa hubaal in uu sii xoogeysanayo Khilaafka u dhaxeeya Saraakiisha Maxkamadaha Islaamiga ee ku sugan gudaha Dalka tan ...
Warkii oo dhan »
Wareysi lala yeeshay Nin Soomaali ah oo laga soo daayay Xabsiga Guantanamo-Bay
Isniin, November 03, 2008(HOL): Maxamed Xusseen Cabdillaahi oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Gobolka Togdheer ee Somaliland oo muddo Todoba (7) sanaddoo...
Warkii oo dhan »
Muwaadin Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marinta Black History Month 2008
Macalin Xasan Faarax Maxamed (Macallin John)Axad, November 02, 2008(HOL): Markii ugu horeysay fikrada Black History Month, waxay ka soo sh...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo loo sheegay in ay Dalka Soomaaliya dib ugu noqdaan
Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku dhex dagaallamaya Hotelka Grand Regency ee Nairobi 17-kii Maarso 2005 (Sawir la yaab leh)Axad, Novem...
Warkii oo dhan »
Kulan xasaasi ah oo Jowhar uga socda Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ee ku sugan Gudaha Dalka Soomaaliya
Axad, November 02, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in uu magaalada...
Warkii oo dhan »