Wararka Maanta
Dadka Muqdisho sidee bey u arkaan Doorashada Madaxweynenimo ee uu ku guuleystay Barack Obama?
Arbaco, November 05, 2008(HOL): Waxaa maanta si weyn looga hadal hayaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan goobaha ay Dadka isugu yimaadaan doorashada Dalk...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo weli isku dhejinaya Magaalada Nairobi kadib markii laga kaxeeyay Muqdisho iyo Baydhabo oo amni darro ay ka jirto
Arbaco, November 05, 2008(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay weli isku dhejinayaan Magaalada Nairobi oo ay dhawaan ku tageen casu...
Warkii oo dhan »
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Gargaarka Bani’aadannimo ee Somalia oo ka hadlay Kulan uu la qaatay Madaxweyne Rayaale iyo tallaabada ay qaadayaan Qaraxyadii Hargeysa kadib
Isu-duwaha Xafiiska Arrimaha Gargaarka ee Q/Midoobay u qaabilsan Somalia/Somaliland Mr. Mark BowdenArbaco, November 05, 2008(HOL): Isu-duwaha Xa...
Warkii oo dhan »
Sidee loo arkaa Booqashada Shiikh Shariif iyo Wafdigiisa ee Magaalada Beledweyne?
Arbaco, November 05, 2008(HOL): Waxaa maalintii shalay soo gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Gobalka Hiiraan wafdi uu horkacayo Shiikh...
Warkii oo dhan »
Dhinacyada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo siyaabo kala duwan uga hadlay baaqii Culumaa’udiinka ee ahaa in ay shirweyne xal-doon ah qabanayaan
Arbaco, November 05, 2008(HOL): Mas’uuliyiin u kala hadlay Dhinacyada uu u qeybsamay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa waxay siyaabo kala d...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay Dadka ku dhacaan inta u dhaxeysa Igoysyada Sayidka iyo Howl-Wadaag
Arbaco, November 05, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo fariisin ku leh inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka iyo Howl-Wa...
Warkii oo dhan »
DOORASHADA MARAYKANKA IYO MAANTA
Faarax M. MaxamedTuesday, November 04, 2008 Muddo laba sano ah ayaa loolanka jagada madaxweynaha Maraykanka lagu jirey. Inkasta oo dad aad ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Yuusuf oo booqanaya Dhaqtarkiisa ku sugan London
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed alaado, November 04, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo ka noqday cafis iyo xukun-khafiifin uu hore ugu fidiyay Maxaabiis xiran (Magacyada Maxaabiista)
Talaado, November 04, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay inuu ka noqday cafis iyo khafiifin Xukun oo uu hore ugu...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo waxqabad la’aan ku dhaliilay Ciidamada Degmadaas
Talaado, November 04, 2008(HOL): Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Xasan Macallin Axmed Biikole oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaaladaas ayaa wuxuu...
Warkii oo dhan »