Wararka Maanta
Qunsulka Soomaaliya u fadhiya India oo Xabsi ku yaala Magaalada Hyderabad ku booqday 25 Arday oo dhawaan halkaas lagu xiray
Sabti, November 08, 2008(HOL): Waxaa shalay abaarihii 12:25 pm soo gaaray gobolka Andhra Pradesh gaar ahaan magaalada Hyderabad, Mudane Mohamud Mohame...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo howlgallo amni sugid ah ka sameeyay Magaalada Baydahbo
Sabti, November 08, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay howlgallo ka sameeyeen guud ahaan xaafadaha kala ...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid Musharxiinta Puntland oo baaq u jeedayay Madaxwayne Cadde Muuse
Jimco, November 07, 2008(HOL): Qaar ka mid ah musharaxiinta Puntland ee ka qayb galaysa doorashada ayaa baaq ku aadan dhanka doorashada u jeediyay mad...
Warkii oo dhan »
Abwaan Hadraawi oo ku baaqay in la joojiyo Dagaallada ka socda Magaalada Muqdisho
Abwaan/Prof. Maxamed Ibraahim Warsame HadraawiJimco, November 07, 2008(HOL): Abwaan/Prof. Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo haatan socdaal ku...
Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsan Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabyadiisa Asmara iyo Jibouti oo ka qeybgalay Dood ku saabsaneyd sida ay Ciidamada Itoobiyaanka ku bixi karaan
SHIIKH XASAN MAHDI: “Ciidamada Itoobiya xabad ayaan ku saareynaa ee wada hadal kuma baxayaan” COL.CUMAR XAASHI: “Ciidamada Itoobiya wada hadal a...
Warkii oo dhan »
Wafdigii uu horkacayay Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka anbaba baxay Magaalada Beledweyne
Jimco, November 07, 2008(HOL): Wafdigii uu horkacayay Guddoomiyaha Isbaheysiga dib u Xorneyta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo labadii ...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti oo beeniyay in uu Qad cagaaran ka jiro Magaalada Beledweyne
Jimco, November 07, 2008(HOL): Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan ayaa waxba kama jiraan ku tilma...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo isbaarooyin ka qaaday Waddooyin ku yaala Magaalada Muqdisho
Jimco, November 07, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay howlgallo isbaaro-qaadis ah ka fuliyeen qaar ka m...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Degmooyin ka tirsan Muqdisho
Khamiis, November 06, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu maqribnimadii caawa ka qarxay xaafado ...
Warkii oo dhan »
Majmaca Culumada Soomaaliyeed oo baaq u diray Madaxweynaha cusub ee Mareykanka
Khamiis, November 06, 2008(HOL): Majmaca Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa maanta waxay baaq u direen Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Mr. Barack Hu...
Warkii oo dhan »