Wararka Maanta

Dagaal u dhaxeeyay Xoogagga Al-Shabaab iyo Dhalinyaro Deegaanka ah oo ka dhacay Degmada Ceel-dheer

Dagaal u dhaxeeyay Xoogagga Al-Shabaab iyo Dhalinyaro Deegaanka ah oo ka dhacay Degmada Ceel-dheer

NOV 11, 2008

Talaado, November 11, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel Dheer ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in uu xalay iyo saaka Degmadaa...

Warkii oo dhan »
Weerarradii ka dhanka ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka oo Baydhabo dib uga bilowday

Weerarradii ka dhanka ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka oo Baydhabo dib uga bilowday

NOV 11, 2008

Talaado, November 11, 2008(HOL): Iyadoo maalmihii aynu ka soo gudubnay ay dib ugu soo noqonayeen magaalada Baydhabo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaank...

Warkii oo dhan »
Col. Cumar Xaashi Aadan oo beeniyay war lagu daabacay mid ka mid ah Bogaga Internetka.

Col. Cumar Xaashi Aadan oo beeniyay war lagu daabacay mid ka mid ah Bogaga Internetka.

NOV 11, 2008

Talaado, November 11, 2008(HOL): Col. Cumar Xaashi Aadan oo ah Xog-hayaha Arrimaha gudaha Isbaheysiga dib u Xoraynta Soomaaliya ayaa waxba kama jiraa ...

Warkii oo dhan »
Imaamkii Masjid Muqdisho ku yaala oo laga sii daayay Xabsi ay maamusho Dowladda Federaalka Soomaaliya

Imaamkii Masjid Muqdisho ku yaala oo laga sii daayay Xabsi ay maamusho Dowladda Federaalka Soomaaliya

NOV 11, 2008

Talaado, November 11, 2008(HOL): Shiikh Maxamed Xuseen Geelle oo ah Imaamka Masjidka Fiyoore ee Degmada Wardhiigley oo ay 11 maalmood ka hor xireen Ci...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo ka hadlay Baadhitaannada lagu wado Qaraxyadii ka dhacay Hargeysa

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo ka hadlay Baadhitaannada lagu wado Qaraxyadii ka dhacay Hargeysa

NOV 10, 2008

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe Isniin, 10 November 2008 (HOL): Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda ammaan ee Magaalada Hargeysa waqtigan?

Waa sidee Xaaladda ammaan ee Magaalada Hargeysa waqtigan?

NOV 10, 2008

Isniin, 10 November 2008 (HOL): Intii ka dambaysay Qaraxyadii ka dhacay Hargeysa ee lala beegsaday Madaxtooyada Somaliland, Xarunta Hay’adda UNDP ee...

Warkii oo dhan »
Xarun uu leeyahay Ururka Haweenka Nabadda iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho laga furay

Xarun uu leeyahay Ururka Haweenka Nabadda iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir oo Muqdisho laga furay

NOV 10, 2008

Isniin, November 10, 2008(HOL): Waxaa maanta magaalada Muqdisho laga furay Xarun uu leeyahay Ururka Haweenka Nabadda iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliye...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Mileteriga Dowladda Federaalka oo sheegay in ay qabteen mid ka mid ah Ciidamada Ilaaliya Suuqa Bakaaraha oo dagaal ku jiray

Afhayeenka Mileteriga Dowladda Federaalka oo sheegay in ay qabteen mid ka mid ah Ciidamada Ilaaliya Suuqa Bakaaraha oo dagaal ku jiray

NOV 10, 2008

Isniin, November 10, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyad...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Waxbarashada Gobalka Hiiraan oo dib Xoryaddiisii u helay kadib markii ay qafaasheen kooxo dabley ah

Guddoomiyaha Waxbarashada Gobalka Hiiraan oo dib Xoryaddiisii u helay kadib markii ay qafaasheen kooxo dabley ah

NOV 10, 2008

Isniin, November 10, 2008(HOL): Guddoomiyaha Waxbarashada Gobalka Hiiraan Max'ed Macalin Cusmaan oo galinkii danbe ee shalay ay qafaasheen kooxo dable...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Guddoomiye ku xigeennada Gobolka Bay oo xalay la dilay

Mid ka mid ah Guddoomiye ku xigeennada Gobolka Bay oo xalay la dilay

NOV 10, 2008

Isniin, November 10, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku dileen Magaalada Baydhabo Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee maamulka...

Warkii oo dhan »