Wararka Maanta

Bandhig Dhaqameed lagu soo bandhigay Wadanka Holland oo ay Soomaaliya ka qeybgashay

Bandhig Dhaqameed lagu soo bandhigay Wadanka Holland oo ay Soomaaliya ka qeybgashay

NOV 13, 2008

Khamiis, November 13, 2008(HOL): Waxaa lagu soo Bandhigay Dhawaan Wadanka Netherland  Bandhig Dhaqmeed oo ay Soo Qaban qaabisay Hay,adda STICHTIN...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo mar kale looga yeeray Addis Ababa

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo mar kale looga yeeray Addis Ababa

NOV 13, 2008

Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaaraha SoomaaliyaKhamiis, November 13, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed...

Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka jira Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka jira Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

NOV 13, 2008

Khamiis, November 13, 2008(HOL): Wararka naga soo Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in uu halkaas ka jiro dh...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Musharixiinta Madaxweynenimo ee Puntland  oo Xukuumada Puntland ku eedeeyay Musuq-Maasuq Dhaqaale

Mid ka mid ah Musharixiinta Madaxweynenimo ee Puntland oo Xukuumada Puntland ku eedeeyay Musuq-Maasuq Dhaqaale

NOV 13, 2008

Khamiis, November 13, 2008(HOL): Axmed Siciid Aw-nuur  oo ka mid ah Musharaxiinta iminka u tar tarmaya doorashada Puntland, horayna  xil was...

Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo la wareegay Degmadii Afaraad oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

Xoogagga Al-Shabaab oo la wareegay Degmadii Afaraad oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

NOV 13, 2008

Khamiis, November 13, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan  in gacan-ku-heynta D...

Warkii oo dhan »
Degmada Jilib oo laga mamnuucay Qaadka

Degmada Jilib oo laga mamnuucay Qaadka

NOV 13, 2008

Khamiis, November 13, 2008(HOL): Xoogag Islaamiyihiin ah oo gacanta ku haya Gobolka Jubbadda Dhexe ayaa waxay Xarunta Gobolkaas  ee Jilib ka mamn...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Badda Britain oo toogtay Burcad Badeed Soomaali ah

Ciidamada Badda Britain oo toogtay Burcad Badeed Soomaali ah

NOV 13, 2008

Khamiis, November 13, 2008(HOL): Ciidamada Badda Britain ee Xeebaha u jooga in ay la dagaallamaan Kooxaha Burcad Badeedka ayaa waxay toogteen burcad b...

Warkii oo dhan »
Odaayaasha Degmada Ceel Dheer oo la shiray Saraakiisha Xoogagga Al-Shabaab ee gacan-ku-heynta Degmadaas la wareegay

Odaayaasha Degmada Ceel Dheer oo la shiray Saraakiisha Xoogagga Al-Shabaab ee gacan-ku-heynta Degmadaas la wareegay

NOV 13, 2008

Khamiis, November 13, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ay wada hadallo yeesheen Od...

Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Qalab Isboorti guddoonsiiyay 6 Gobol oo ka tirsan Gobollada Dalka Soomaaliya

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Qalab Isboorti guddoonsiiyay 6 Gobol oo ka tirsan Gobollada Dalka Soomaaliya

NOV 12, 2008

Arbaco, November 12, 2008(HOL): Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa maanta wuxuu qalab Isboorti guddoonsiiyay 6 Gobol oo ka tirsan Gobollada Dalka So...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in Wasiirro uu soo magacaabay uu u gudbiyay Madaxweyne C/llaahi Yusuuf uuna  ka sugayo in uu saxiixo

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in Wasiirro uu soo magacaabay uu u gudbiyay Madaxweyne C/llaahi Yusuuf uuna ka sugayo in uu saxiixo

NOV 12, 2008

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) Arbaco, November 12, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuum...

Warkii oo dhan »