Wararka Maanta
Xaflad lagu furayay Suuq Internet-ka ku jira oo Magaalada Muqdisho lagu qabtay
Arbaco, November 12, 2008(HOL): Xafladda furitaanka suuqan ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida Ganacsatada, Culamaa’udi...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Arbaco, November 12, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in gacan...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in ay aadayaan Shabeelaha Hoose haddii ay amarkaas ka helaan madaxda sare ee Dowladda
Arbaco, November 12, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamed Xirsi ayaa sheegay in ay Ciidamo u diray...
Warkii oo dhan »
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo qalab Isboorti guddoonsiiyay Wasiirka Isboortiga Puntland
Arbaco, November 12, 2008(HOL): Munaasabad heer sare ah oo si weyn loo soo agaasimay ayna ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin uu ka mid yahay wasiirka I...
Warkii oo dhan »
Hal-abuurka Qalinka Iyo Himillada Soomaalida UK
Arbaco, November 12, 2008(HOL): Habeenkii Axadda ee 9kii November 2008 ayaa waxa ay u ahayd Soomaalida ku nool London habeen aan la iloobi karin, waxa...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Yuusuf oo London kula shiray madax ka socotay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain
Talaado, November 11, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Abdullahi Yusuf Ahmed ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta wasaaradda ar...
Warkii oo dhan »
Maxaad u qaban kartaa Qofkan Xanuunsanaya oo loo helay Daweyn Dibadda ah balse aan heli karin lacagtii uu ku gaari lahaa halka lagu daweynayo?
Talaado, November 11, 2008(HOL): Xasan Cali Isaaq oo ah Muwaadin Soomaaliyeed wuxuu la xanuunsanayaa buro kaga soo baxday daanka midig oo intey ku faa...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo la wareegay gacan-ku-heynta Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Talaado, November 11, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in xoogag ka amar qaata ...
Warkii oo dhan »
Madaxwaynah Puntland Digreeto ka soo saaray xulidda Xubnaha Golaha Wakiillada iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Talaado, November 11, 2008(HOL): Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muuse Xirsi General Cadde ayaa Maanta xafiiskiisa ka soo saaray digreeto ku saabsan hirgil...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Wadaad Mua’din ah ku dilay Degmada Wardhiigley
Talaado, November 11, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan xaafadda Xamar Bile ee Degmada Wardhiigley ayaa waxay toogasho ku dileen Wadaad Mu�...
Warkii oo dhan »