Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in aysan wax Xukuumad ah ka jirin Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed Sabti, November 15, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/l...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo bilaabay in ay ka guuraan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Sabti, November 15, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas isaga guureen ...
Warkii oo dhan »
Ammaanka Magaalada Beledweyne oo labadii Cisho ee la soo dhaafay si weyn loo adkeeyay
Sabti, November 15, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Gobalka Hiiraan waxaa gacanta ku haya oo maamula nabad-galyada guud Ciidamo ka tir...
Warkii oo dhan »
Hay’adda ICRC oo ballaarineysa gargaarka deg dega ah ee ay siiso Dadka ku dhibaateysan Soomaaliya
Sabti, November 15, 2008(HOL): Hay’adda Laanta Qeyrta Cas ee ICRC ayaa shaaca ka qaaday in ay ballaarineyso howlgallada ay ugu gurmaneyso dadka ku d...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Nairobi gaaray iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo saacadaha soo socda laga sugayo
Jimco, November 14, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee Caasimadda u ah Dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in maanta halkaas gaara...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee shalay fariisinka ka sameystay Deegaanka Siinka Dheer oo halkaas isaga guuray
Jimco, November 14, 2008(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee fariisinka ka sameystay deegaank Siinka Dheer ee u dhaxeeya Magaalooyinka Muqdisho iyo ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Degmada Garowe oo ka hadlay Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Degmadaas
Jimco, November 14, 2008(HOL): Maamulka Degmada Garowe ee maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay falal amni xumo ah oo habeenna...
Warkii oo dhan »
Danjire Ould Abdallah oo soo dhaweeyay Maraakiibta dagaal ee uu Midowga Yurub u soo dirayo Xeebaha Soomaaliya
Jimco, November 14, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah ayaa soo dhaw...
Warkii oo dhan »
Waqtigii loo qabtay in ay Ciidamada Itoobiya uga baxaan Fariisimo ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho oo ay 7 maalmood ka harsan tahay
Jimco, November 14, 2008(HOL): 21-ka Bishan aynu ku jirno ee November 2008 oo ay ka harsan tahay 7 maalmood ayaa waxay ku beegan tahay waqtigii loo qa...
Warkii oo dhan »
Xarunta Hormarita Dhalinyarada Kanava ee Magaalada Beledweyne oo ay ka qalab jabiyeen 117 Ardey
Jimco, November 14, 2008(HOL): Munaasabad ay soo qaban qaabisay Xarunta Hormarinta dhalinyarada Kanava ee Magaalada Beledweyne isla markaana ay ka soo...
Warkii oo dhan »