Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Liibiya ku sugan
Isniin, November 17, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu gaaray Magaalada Tri...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo maanta la hadlaya Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya
Isniin, November 17, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee Xarunta u ah Dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in Ra’iisal Wasaaraha X...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo shalay iyo xalay ka dhacay inta u dhaxeysa Deegaannada Ceelasha Biyaha iyo Xaawo Cabdi ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Isniin, November 17, 2008(HOL): Iska hor-imaad u dhaxeeya Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka iyo Ciidamo taabacsan Maamulka Gobolka Shabeelaha ...
Warkii oo dhan »
Shilalka Gawaarida ee soo gaara Soomaalida ku nool Koofur Afirika oo sii badanaya
Isniin, November 17, 2008(HOL): Waxaa soo badanaya shilalka gawaarida ay Soomaalidu leeyihiin ee Dalka Koofur Afrika kuwaasi oo ay ku naf waayaan, kun...
Warkii oo dhan »
Maxay ku saleysan yihiin kulamo u socda Saraakiisha Midowga Maxkamadaha Gobalka Hiiraan iyo Xubno dhawaan soo gaaray Magaalada Beledweyne
Isniin, November 17, 2008(HOL): Inkastoo dhawaan Guddi loo saaray xal u helidda Khilaafka ka dhex jira qeybaha Saraakiisha Midowga Maxkamadaha Gobalka...
Warkii oo dhan »
Saraakiil ka socda Sirdoonka Maraykanka ee FBI oo Hargeysa soo gaaray
Axad, 16 November 2008 (HOL): Wakiilka Somaliland u jooga dalka Kenya Maxamed Axmed Nuur (Indho-buur), ayaa sheegay in saraakiil hay'adda Sirdoonka Ma...
Warkii oo dhan »
Madaxii Hay’adda New Way oo dhaawac loogu geystay Magaalada Marka
Axad, November 16, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay maanta gudaha magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku dhaawaceen Madaxii Hay’adda New...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Musharaxiinta Puntland oo qaadacay xeer uu soo saaray Madaxwayne Cadde
Axad, November 16, 2008(HOL): Shir wada jir ah oo ay maanta Hotelka Village ku qabteen seddex Musharax ayaa ay kaga soo horjeesteen xeer ku saab...
Warkii oo dhan »
Rag Ganacsato ah oo lagu dilay inta u dhaxeysa Isgoysyada Bakaaraha iyo Dabka ee Magaalada Muqdisho
Axad, November 16, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa maanta waxay labo nin oo ganacsato ahaa ku toogteen inta u dhaxeysa Isgoysyada Bakaaraha iyo D...
Warkii oo dhan »