Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxweynaha Liibiya ka codsaday in uu gacan ka geysto soo celinta Nabadgelyadii Soomaaliya
Talaado, November 18, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan Magaalada Tripoli ee Dalka Liibi...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo Muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Dalalka Soomaaliya iyo Eritrea
Talaado, November 18, 2008(HOL): Qoraal laga soo saaray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Muwaadiniinta u dhashay Mareykanka...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Al-Shabaab oo ka hadlay sababta ay ula wareegeen gacan ku heynta inta badan Degmooyinka Gobolka Shabeelaha Hoose
Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu MansuurTalaado, November 18, 2008(HOL): Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mans...
Warkii oo dhan »
Markabkii ugu weynaa oo saliid wada oo ay Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah af-duubteen
Talaado, November 18, 2008(HOL): Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ayaa waxay af-duubteen Markab weyn oo ay ku raran tahay saliid aad u badan, kaasi oo ...
Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo howlgallo Burcad Sifeyn ah ka fuliyay inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee Gobollada Sh/Dhexe iyo Sh/Hoose
Talaado, November 18, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka shalay waxay howlgallo burcad sifeyn ah ka fuliyeen inta u dhaxeysa Degmooy...
Warkii oo dhan »
Col. Cumar Xaashi Aadan oo kulan kula yeeshay Odayaal iyo Waxgarad Tuulada Beer-gadiid ee Degmada Matabaan
Talaado, November 18, 2008(HOL): Col. Cumar Xaashi Aadan, Xog-hayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga dib u Xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti oo maalmihi...
Warkii oo dhan »
Sarkaal u hadlay Ciidamada Amisom oo sheegay in dhaqdhaqaaqyo ay ka bilaabeen magaalada Muqdisho uu qeyb ka yahay fulinta Heshiiskii Jibouti
Talaado, November 18, 2008(HOL): Sarkaalka ugu sareeya Ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Muqdisho Gen. Francis Okelo ayaa shaaca ka qaaday in dha...
Warkii oo dhan »
Danjire Ahmedou Ould-Abdallah oo baaq u diray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah Isniin, November 17, 2008(HOL): Danji...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Xildhibaannada Baarlamaanka ugu baaqay in ay deg deg ku gaaraan Magaalada Baydhabo
Isniin, November 17, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo maanta shir guddoominay...
Warkii oo dhan »
Khilaafkii Madaxwayne Cadde iyo Qaar ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynenimada Puntland oo sii xoogeysanaya
Isniin, November 17, 2008(HOL): Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaafkii u dhaxeeyay madaxwaynaha DGPL Maxamud Muuse Xirsi (Jen Cadde) i...
Warkii oo dhan »