Wararka Maanta

RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Maalmo dib u dhac ah waa jiri karaan laakin waa hubanti in ay Ciidamada Itoobiya baxayaan”

RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Maalmo dib u dhac ah waa jiri karaan laakin waa hubanti in ay Ciidamada Itoobiya baxayaan”

NOV 21, 2008

Jimco, November 21, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo marti u ahaa Barnaamijka hadal-...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday guriga Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday guriga Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

NOV 21, 2008

Jimco, November 21, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa saaka aroortii waxay weerar culus ku qaadeen guriga Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadi...

Warkii oo dhan »
Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida ah ee heysta Markabka Shidaalka wada oo dalbaday Lacag madax furasho ah oo dhan 25 Milyan oo Doollar

Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida ah ee heysta Markabka Shidaalka wada oo dalbaday Lacag madax furasho ah oo dhan 25 Milyan oo Doollar

NOV 21, 2008

Jimco, November 21, 2008(HOL): Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida  ah ee heysta Markabka Shidaalka wada ee Sirius Star ayaa waxay dalbanayaan lac...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho ku laabtay, Shir Jaraa'idna ku qabtay

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Muqdisho ku laabtay, Shir Jaraa'idna ku qabtay

NOV 20, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta dib ugu noqday Caasi...

Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo ka hadlay Taariikhdii Marxuum Faarax Wehliye Caddow Sendiko oo xalay Qaahira ku geeriyooday

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo ka hadlay Taariikhdii Marxuum Faarax Wehliye Caddow Sendiko oo xalay Qaahira ku geeriyooday

NOV 20, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa maanta wuxuu isugu yimid shir deg deg ah oo uu uga hadlayay geeridii ku t...

Warkii oo dhan »
Guddiyada Ammaanka iyo Siyaasadda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta  oo saacadaha soo socda ku kulamaya Magaalada Djibouti

Guddiyada Ammaanka iyo Siyaasadda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo saacadaha soo socda ku kulamaya Magaalada Djibouti

NOV 20, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Guddiyo Ammaanka iyo siyaasadda qaabilsan oo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaal...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Bay oo ka warbixiyay Weerar Bambaano oo gurigiisa lagu qaaday

Guddoomiyaha Gobolka Bay oo ka warbixiyay Weerar Bambaano oo gurigiisa lagu qaaday

NOV 20, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geesey ayaa ka warbixiyay weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen guriga uu ka...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhaqdhaqaaqyo ka wada Xaafadda Towfiiq ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhaqdhaqaaqyo ka wada Xaafadda Towfiiq ee Magaalada Muqdisho

NOV 20, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha, gaar ahaan inta ku aadan ...

Warkii oo dhan »
U gurmo Bukaanno la il-daran Xanuunno kala duwan oo Muqdisho ku sugan

U gurmo Bukaanno la il-daran Xanuunno kala duwan oo Muqdisho ku sugan

NOV 20, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Kadib markii aan ka heley Akhabaartii uu soo bandhigay Wariye  Muuse Maxamuud Jiisow ayaan markii maqaalkii uu s...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cadde Muuse oo kala diray Golahii  Deegaanka degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal

Madaxweyne Cadde Muuse oo kala diray Golahii Deegaanka degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal

NOV 20, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muuse Xirsi Cadde ayaa maanta kala diray golihii deegaanka degmada Burtinle ee Gobolka Nug...

Warkii oo dhan »