Wararka Maanta

Seminaar Jibouti uga bilowday Ergooyin ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta

Seminaar Jibouti uga bilowday Ergooyin ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): Ergooyin ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa maanta wuxuu seminaar maalin iyo bar soc...

Warkii oo dhan »
Hay’adda Muslim Aid oo Deeq Dawo ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka ee Puntland

Hay’adda Muslim Aid oo Deeq Dawo ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka ee Puntland

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): Hay’adda Muslim Aid ayaa maanta  deeq Dawo ah guddoonsiiyay Wasaaradda Caafimaadka DGPL ,taasi oo loogu talagala...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ay maanta sanad ugu buuxsan tahay inta uu hayo Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ay maanta sanad ugu buuxsan tahay inta uu hayo Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya

NOV 22, 2008

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Sabti, November 22, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumad...

Warkii oo dhan »
7 Caruur ah oo ku geeriyootay Madfac kula dhacay Xaafadda Juungal ee Magaalada Muqdisho

7 Caruur ah oo ku geeriyootay Madfac kula dhacay Xaafadda Juungal ee Magaalada Muqdisho

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): 7 Caruur ah ayaa geeriyootay 9 ruux oo kale oo caruur u badnaana dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii uu k...

Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo walaac ka muujisay Burcad Badeedka Soomaalida

Dowladda Kenya oo walaac ka muujisay Burcad Badeedka Soomaalida

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka in wax laga qabato dhibaatada ay Kooxaha Burcad Badeedka ah ku hayaan X...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay inay la dagaallamayaan Kooxaha Burcad Badeedka ah ee Markabka Shidaalka wada heysta

Maxkamadaha Islaamka oo sheegay inay la dagaallamayaan Kooxaha Burcad Badeedka ah ee Markabka Shidaalka wada heysta

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): Xoogag Islaamiyiin ah ayaa tegay Degmada Xarar-dheere si ay halkaas uga ugaarsadaan Kooxo Burcad Badeed ah oo la sheega...

Warkii oo dhan »
WFP oo sheegtay in ay dib u bilowday qeybinta Raashinka Mucaawinada ah ee ay siiso dadka ku dhibaateysan Soomaaliya

WFP oo sheegtay in ay dib u bilowday qeybinta Raashinka Mucaawinada ah ee ay siiso dadka ku dhibaateysan Soomaaliya

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): Hay’adda Cuntada Adduunka WFP ayaa shaaca ka qaadya in ay dib u bilowday qeybinta raashin mucaawinada ah ee  ay ...

Warkii oo dhan »
Golaha Aqoonyahanada Gobalka Hiiraan oo sheegay in Mas'uuliyiinta ugu sareysa Dowladda Federaalka looga baahan yahay in ay xalistaan khilaafka soo kala dhaxgalay.

Golaha Aqoonyahanada Gobalka Hiiraan oo sheegay in Mas'uuliyiinta ugu sareysa Dowladda Federaalka looga baahan yahay in ay xalistaan khilaafka soo kala dhaxgalay.

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): Golaha Aqoonyahannada Goballka Hiiraan ayaa hadal Qoraal ah oo ay ka soo saareen khilaafka meesha sare gaaray ee u dhax...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo go'aan ka soo saartay heerka Nabadgelyada Somaliland

Qaramada Midoobay oo go'aan ka soo saartay heerka Nabadgelyada Somaliland

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday in Qaramada Midoobay go'aan ay soo saartay ay ku sheegtay in heerka Nabadg...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in uusan Baarlamaanka Soomaaliya xaq u lahayn in uu meel-mariyo Xukuumad uusan isagu ogolaanin

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in uusan Baarlamaanka Soomaaliya xaq u lahayn in uu meel-mariyo Xukuumad uusan isagu ogolaanin

NOV 21, 2008

Jimco, November 21, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo Wareysi gaar ah siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee B...

Warkii oo dhan »