Wararka Maanta

Meydka Faarax Sendiko oo si heer Qaran ah loogu aasay Magaalada Muqdisho

Meydka Faarax Sendiko oo si heer Qaran ah loogu aasay Magaalada Muqdisho

NOV 25, 2008

Talaado, November 25, 2008(HOL): Waxaa saaka si heer Qaran ah loogu aasay Qabuuraha Xaaji Dalfac ee Degmada Yaaqshiid meydka Marxuum Faarax Wehliye Ca...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Jibouti oo sheegay in ay wax laga xumaado tahay in Ciidamada Itoobiya aaney Muqdisho uga bixin waqtigii loo qabtay

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Jibouti oo sheegay in ay wax laga xumaado tahay in Ciidamada Itoobiya aaney Muqdisho uga bixin waqtigii loo qabtay

NOV 25, 2008

Talaado, November 25, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Jibouti ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in aaney ciidamada Itoobiya ...

Warkii oo dhan »
Muxaadaro Cinwaankeedu ahaa ka digista Fidnada oo lagu qabtay masjidka Abuu Hureyra ee Magaalada Muqdisho

Muxaadaro Cinwaankeedu ahaa ka digista Fidnada oo lagu qabtay masjidka Abuu Hureyra ee Magaalada Muqdisho

NOV 25, 2008

Talaado, November 25, 2008(HOL): Masjidka Abuu Hureyra oo ku yaala inta u dhaxeysa Waddooyinka koowaad iyo labaad ee Suuqa Bakaaraha ayaa habeenkii xa...

Warkii oo dhan »
Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Gobolka Bay oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo

Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Gobolka Bay oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo

NOV 25, 2008

Talaado, November 25, 2008(HOL): Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gudaha magaalada Baydhabo ku dileen Taliyihiin Daraawiis...

Warkii oo dhan »
Nasiib wanaag Cajabo Maxamed Axmed oo 10 maalmood jir ah waxay heshay daweyn Dibadda ah

Nasiib wanaag Cajabo Maxamed Axmed oo 10 maalmood jir ah waxay heshay daweyn Dibadda ah

NOV 24, 2008

Cajabo Maxamed Axmed oo 10 maalmood dhalanIsniin, November 24, 2008(HOL): Nasiib wanaag waxaa maanta lagu guuleystay in Dalka laga dhoofiyo Caja...

Warkii oo dhan »
Ciyaaraha Kubadda Cagta is-reebka Gobollada Dalka oo Garowe si xiiso leh uga socda

Ciyaaraha Kubadda Cagta is-reebka Gobollada Dalka oo Garowe si xiiso leh uga socda

NOV 24, 2008

Isniin, November 24, 2008(HOL): Galabta waxaa wada cayaaray gobolada MUDUG VS BAR,  waxayna aheyd cayaartooda mid aad u xiiso badan oo dadweyne f...

Warkii oo dhan »
Meydka Faarax Sendiko oo Maanta la geeyay Muqdisho berri-na lagu aasayo

Meydka Faarax Sendiko oo Maanta la geeyay Muqdisho berri-na lagu aasayo

NOV 24, 2008

Isniin, November 24, 2008(HOL): Waxaa maanta la geeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Meydka Marxuum Faarax Wehliye Caddow (Faarax ...

Warkii oo dhan »
Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Gobalka Hiiraan oo howlgal ku soo qab qabtay Burcad jidgooyo u tiilay

Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Gobalka Hiiraan oo howlgal ku soo qab qabtay Burcad jidgooyo u tiilay

NOV 24, 2008

Isniin, November 24, 2008(HOL):Ciidamada Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Gobalka Hiiraan ayaa howlgal ay ka sameeyeen wadada isku xirta Degmooyinka...

Warkii oo dhan »
Gobolka Banaadir oo loo sameeyay maamul cusub oo ay soo doorteen Wakiillo ka socda Bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir

Gobolka Banaadir oo loo sameeyay maamul cusub oo ay soo doorteen Wakiillo ka socda Bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir

NOV 24, 2008

Isniin, November 24, 2008(HOL): Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay waxaa xalay loo sameeyay maamul uu yeelanayo, kaasi oo markii ugu horeysay a...

Warkii oo dhan »
Madaxda sare ee Xukuumadda Federaalka oo dardaaran iyo talooyin siiyay maamulka cusub ee loo sameeyay Gobolka Banaadir

Madaxda sare ee Xukuumadda Federaalka oo dardaaran iyo talooyin siiyay maamulka cusub ee loo sameeyay Gobolka Banaadir

NOV 24, 2008

Isniin, November 24, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo ku xigeenkiisa, ahna Wasiirka...

Warkii oo dhan »