Wararka Maanta

Culumaa’udiinkii dhexdhexaadinta ka dhex waday dhinacyada Maxkamadaha Islaamka oo dhaliilay Heshiiskii Jibouti

Culumaa’udiinkii dhexdhexaadinta ka dhex waday dhinacyada Maxkamadaha Islaamka oo dhaliilay Heshiiskii Jibouti

NOV 28, 2008

Jimco, November 28, 2008(HOL): Culumaa’udiinkii sheegay inay u istaageen in ay dhexdhexaadinayaan dhinacyada Maxkamadaha Islaamka ee is-khilaafsan a...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Guri uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Sarkaal u shaqeeya Hay’adda ICRC

Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Guri uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Sarkaal u shaqeeya Hay’adda ICRC

NOV 28, 2008

Jimco, November 28, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen guriga Xayir Goley oo ah madaxa Hay’adda ICRC ee Gob...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo sheegtay in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya inta uusan dhamaanin sanadkan

Itoobiya oo sheegtay in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya inta uusan dhamaanin sanadkan

NOV 28, 2008

Jimco, November 28, 2008(HOL): Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay dhammaan Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya inta uusan dhamaanin sanadk...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Maamulka Islaamiga Gobalka Hiiraan oo Xalay Rasaas Culus ku riday mid ka mid ah gaadiidka Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Gobalka

Ciidamada Maamulka Islaamiga Gobalka Hiiraan oo Xalay Rasaas Culus ku riday mid ka mid ah gaadiidka Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Gobalka

NOV 28, 2008

 Jimco, November 28, 2008(HOL):Ciidamada Maamulka Islaamiga ah ee Gobalka Hiiraan ayaa xalay Saacadu markey aheyd 9:30 waxaa ay rasaas culus ku r...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Xoriyadda Hadalka oo Tababar u furay Saxafiiinta Soomaaliyeed ee Dibad-joogga ah ee ku sugan Magaalada Nairobi

Isbaheysiga Xoriyadda Hadalka oo Tababar u furay Saxafiiinta Soomaaliyeed ee Dibad-joogga ah ee ku sugan Magaalada Nairobi

NOV 28, 2008

Jimco, November 28, 2008(HOL): Tababarkan oo maanta ka furmay Hotelka 680, ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay'ada SOFEX, ee Isbahe...

Warkii oo dhan »
Musharaxa Madaxweyne-xigeenka Xisbiga UDUB oo Hargeysa ku soo laabtay

Musharaxa Madaxweyne-xigeenka Xisbiga UDUB oo Hargeysa ku soo laabtay

NOV 28, 2008

Jimco, November 28, 2008(HOL): Axmed Maxamed Jawhari oo ah Murashaxa Madaxweyne-xigeenka Xisbul-Xaakimka UDUB ee rasmi ahaan shaaciyay inuu u taagan y...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo Ururka Al-Shabaab iyo Hoggaankiisa ku eedaysay inay fuliyeen, soona abaabuleen Qaraxyadii Hargeysa

Xukuumadda Somaliland oo Ururka Al-Shabaab iyo Hoggaankiisa ku eedaysay inay fuliyeen, soona abaabuleen Qaraxyadii Hargeysa

NOV 27, 2008

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland -Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro)Khamiis, 27 November 2008 (HOL): Xukuumadda Somaliland ayaa maanta sheegta...

Warkii oo dhan »
FU’AAD AADAN CADDE: “Ma doonayo inaan dhinto Ina Rayaale oo Somaliland haysta”

FU’AAD AADAN CADDE: “Ma doonayo inaan dhinto Ina Rayaale oo Somaliland haysta”

NOV 27, 2008

Fu’aad Aadan Cadde oo ku biiray Xisbiga KulmiyeKhamiis, 27 November 2008 (HOL): Wasiirkii hore ee Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Fu’...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Bari oo sheegay in xoog lagu soo furan doono Saxafiyiin lagu afduubtay Magaalada Boosaaso

Maamulka Gobolka Bari oo sheegay in xoog lagu soo furan doono Saxafiyiin lagu afduubtay Magaalada Boosaaso

NOV 27, 2008

Khamiis, November 27, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Bari ayaa markii ugu horraysay ka hadlay labo saxafi oo u kala dhashay wadamada Ingriiska iyo Spain,...

Warkii oo dhan »
Qarax saaka ka dhacay Degmada Xamar-weyne

Qarax saaka ka dhacay Degmada Xamar-weyne

NOV 27, 2008

Khamiis, November 27, 2008(HOL): Qarax aad u culus ayaa saaka subaxnimadii waxaa uu ka dhacay Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir, iyadoo qaraxaas...

Warkii oo dhan »