Wararka Maanta
Seddex Qarax oo ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo Magaaladaas ka baxay
Axad, November 30, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay maanta magaaladaas k...
Warkii oo dhan »
Maamulka cusub ee G/Banaadir oo howlgallo Isbaaro-qaadis ah ka sameeyay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Deegaanka Siinka Dheer
Axad, November 30, 2008(HOL): Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa saaka wuxuu howlgallo isbaaro qaadis ah ka sameeyay inta u dhaxeysa Magaal...
Warkii oo dhan »
Heshiiska Awood qeybsiga ah ee dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga dib-u-Xoreynta is-badal intee la eg ayuu ku keeni karaa Xaaladda Soomaaliya?
Axad, November 30, 2008(HOL): Ifafaalaha soo muuqanaya ma xuma inkastoo Su'aalo taxano ah ay ka dhalan karaan heshiiskii awood qeybsiga ahaa ee maalmo...
Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo eedeyn u jeediyay Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida
Ku simaha Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabarow Wiish Axad, November 30, 2008(HOL): Guddiga Olombikada Soomaaliyeed e...
Warkii oo dhan »
Wargeyskii ugu horeeyey oo Af-soomaali ku qoran oo ka soo baxay Magaalada Cape Town ee Dalka K/Afrika
Dad ku xoonsan goob Wargeyska lagu soo bandhigay Axad, November 30, 2008(HOL): Waxay noqoneysaa markii ugu horeysey oo wargeys ay soo saareen x...
Warkii oo dhan »
Hoggaanka gudaha ee Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in uusan khuseynin Heshiiskii Jibouti
Sabti, November 29, 2008(HOL): Hoggaanka gudaha ee Maxkamadaha Islaamka ayaa maanta waxay shaaca ka qaadeen in aysan wax shaqo ah ku lahayn heshiiskii...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo hor leh oo soo galay Soomaaliya
Sabti, November 29, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tiro badan, isla markaana wata gaadiid dagaal oo aad u badan ayaa waxay ka soo tallaabee...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo ka digay jir-dil lagula kaco Laba saxafi oo laga afduubtay magaalada Boosaaso
Sabti, November 29, 2008(HOL): Maamulka DGPL ayaa markii ugu horaysay ka digay in wax jir-dil ah loo geystayo labo wariye oo maalmo ka hor laga afduub...
Warkii oo dhan »
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo soo bandhigay Waxqabadkiisa iyo Website uu sameystay
Sabti, November 29, 2008(HOL): Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa maanta wuxuu soo bandhigay waxqabadkiisa 2008 iyo website cusu...
Warkii oo dhan »
Wareegga Koowaad ee Horyaalka 25aad ee K/Kolayga Soomaaliya oo la soo gebegebeeyay
Sabti, November 29, 2008(HOL): Wareegga koowaad ee Horyaalka 25aad ee Kubadda Kolayga Soomaaliya ayaa shalay la soo gebagebeeyay, iyadoo wareegga laba...
Warkii oo dhan »