Wararka Maanta
Wariyayaal Reer Galbeed ah oo lagu qafaashay Gobolka W/Bari ee Soomaaliya
Arbaco, November 26, 2008(HOL): Kooxo hubeysan oo Soomaali ah ayaa waxay maanta ka af-duubteen Gobolka W/Bari ee Soomaaliya oo hoos-yimaada Maamul Gob...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay qof rayid ah ku dilay goob Biibito ah oo ku taala Magaalada Beledweyne
Arbaco, 26, 11, 2008 (HOL) Kooxo hubeysan ayaa fiidnimadii xalay waxay ku dileen wiil dhaliyaro ah oo magaciisa lagu soo gaabiyay Gurey goob Bii...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Gaalkacyo oo maanta degan kadib Qarax xalay ka dhacay
Arbaco, November 26, 2008(HOL): Waxaa maanta degan xaaladda magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo xalay lagu weeraray mid ka mid nabadoonnada ...
Warkii oo dhan »
Madaxwayne Yuusuf oo gaaray Garowe
Arbaco, November 26, 2008(HOL): Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Madaxwaynaha DFKMG ah ee Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa goor sii horreysay k...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo ku heshiiyay in la sameeyo Baarlamaan xubnahiisa ay gaarayaan 550 Mudane
Hotelka ay ku shiraan Ergooyinka Soomaalida ee KempinskiArbaco, November 26, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Djibouti ee Dalka Jib...
Warkii oo dhan »
Is-rasaaseyn dhimasho iyo dhaawac sababtay oo xalay ka dhacday Degmada Cabuud-waaq ee Gobolka Galgaduud
Arbaco, November 26, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Cabuud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ay xalay gudaha degmadaas k...
Warkii oo dhan »
Meydka Haweeney caan ka ahayd Suuqa Bakaaraha oo laga helay Xaafadda Al-Baraka ee Degmada Hodan
Arbaco, November 26, 2008(HOL): Meydka Haweeney Cuuryaan ah oo caan ka ahayd Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa xalay laga helay Xaafadda Al-Baraka oo ka ti...
Warkii oo dhan »
Agaasimaha Idaacadda Warsan ee Magaalada Baydhabo oo maalintii labaad Xabsi ku jira
Arbaco, November 26, 2008(HOL): Waxaa maalintii labaad ku jira Xabsi uu maamulo Maamulka Gobolka Bay Agaasimaha Idaacadda Warsan Ilyaas Shuceyb, kaasi...
Warkii oo dhan »
Xildhibaankii seddexaad oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta is-casilay
Talaado, November 25, 2008(HOL): Avv. Xasan Dhimbil Warsame oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu ku dhawaaqay in uu iska casilay x...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo sheegay in dagaal adag uu la geli doono Burcadda af-duubka ku haysata Markabka Sucuudiga
Talaado, November 25, 2008(HOL): Maamulka DGPL ayaa markii ugu horaysay ka dhawaajiyay in dagaal adag uu la gali doono burcad badeedka afduubyada ka w...
Warkii oo dhan »