Wararka Maanta

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Xisbiga UCID iyo Masuuliyiinta Ha’yadaha Warbaahinta ka hawlgala Somaliland?

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Xisbiga UCID iyo Masuuliyiinta Ha’yadaha Warbaahinta ka hawlgala Somaliland?

NOV 24, 2008

Isniin, November 24, 2008(HOL): Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la yeeshay Masuuliyiinta iyo Tifaftiray...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo ka qaybgashay Shirka Dhalinyarada Qaaradda Afrika

Somaliland oo ka qaybgashay Shirka Dhalinyarada Qaaradda Afrika

NOV 24, 2008

Isniin, November 24, 2008(HOL): Iyadoo Dhalinyarada Somaliland dedaallo badan oo ay sameeyeen hore u qaaday tallaabooyin wax-ku-ool ah ayaa Dallada Ur...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanno uu yeelanayo  Gobolka Banaadir oo Muqdisho lagu dhaariyay

Xildhibaanno uu yeelanayo Gobolka Banaadir oo Muqdisho lagu dhaariyay

NOV 23, 2008

Axad, November 23, 2008(HOL): 69 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu dhaariyay Guriga Ra’iisal Wasaaraha Xuku...

Warkii oo dhan »
Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Magaalada Kismaayo oo sheegay in aysan ka hari doonin Ciidamada Itoobiya xitaa haddii ay Dalkooda ku noqdaan

Maamulka Islaamiga ah ee ka taliya Magaalada Kismaayo oo sheegay in aysan ka hari doonin Ciidamada Itoobiya xitaa haddii ay Dalkooda ku noqdaan

NOV 23, 2008

Axad, November 23, 2008(HOL): Maamulka Islaamiga ah ee gacanta ku haya Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa wuxuu shaaca ka q...

Warkii oo dhan »
Madaxwayne Cadde oo ka hadlay xiriirka Puntland kala dhaxeeyay Itoobiya iyo khilaafka Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya

Madaxwayne Cadde oo ka hadlay xiriirka Puntland kala dhaxeeyay Itoobiya iyo khilaafka Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya

NOV 23, 2008

Axad, November 23, 2008(HOL): Madaxwaynaha DGPL Maxamuud  Muuse Xirsi General Cadde markii ugu horaysay ka hadlay xiriirka Puntland kala dhaxeeya...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxayaan Soomaaliya

Shiikh Shariif oo sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxayaan Soomaaliya

NOV 23, 2008

Axad, November 23, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in aanu waxba ka is...

Warkii oo dhan »
Mareykanka iyo Ruushka oo ku heshiiyay in ay la dagaallamaan Kooxaha Burcad Badeedka ah ee ka dilaacay Xeebaha Soomaaliya

Mareykanka iyo Ruushka oo ku heshiiyay in ay la dagaallamaan Kooxaha Burcad Badeedka ah ee ka dilaacay Xeebaha Soomaaliya

NOV 23, 2008

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergei Lavrov Axad, November 23, 2008(HOL): Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka oo ka mid ah dalalka awoodda mile...

Warkii oo dhan »
Wakiillo ka socday Soomaalida Uganda ku dhaqan iyo Saraakiil dhinaca Ammaanka u qaabilsan Uganda oo ku shiray Magaalada Kampala

Wakiillo ka socday Soomaalida Uganda ku dhaqan iyo Saraakiil dhinaca Ammaanka u qaabilsan Uganda oo ku shiray Magaalada Kampala

NOV 23, 2008

Axad, November 23, 2008(HOL): Waxaa maanta hoolka shirarka ee Hotelka METROPOLE  ee magaaladda Kampala ee Wadanka Uganda ka dhacay shir ballaaran...

Warkii oo dhan »
Abwaanno ka warbixiyay Bandhig Suugaaneedkii SOMALI WEEK FESTIVAL ee carriga Ingiriiska

Abwaanno ka warbixiyay Bandhig Suugaaneedkii SOMALI WEEK FESTIVAL ee carriga Ingiriiska

NOV 22, 2008

Sabti, 22 November 2008 (HOL): Abwaan Axmed Aw-Geeddi iyo Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan oo ka mid ahaa abwaano iyo aqoonyahan badan oo dhawaan ka q...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka socda Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho

Dagaal ka socda Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho

NOV 22, 2008

Sabti, November 22, 2008(HOL): Dagaallo goos goos ah oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu haatan ka socdaa xaafado ka tirsa...

Warkii oo dhan »