Wararka Maanta

Dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne oo si weyn u soo dhaweeyay howl-gallo Ciidamada Maxkamaduhu ku xir-xirayaan goobaha lagu cayaaro qamaarka

Dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne oo si weyn u soo dhaweeyay howl-gallo Ciidamada Maxkamaduhu ku xir-xirayaan goobaha lagu cayaaro qamaarka

DEC 02, 2008

Talaado, December 02, 2008(HOL): Labadii maalmood ee la soo dhaafay qeybo ka tirsan Xaafadaha Magaalada Beledweyne waxaa ka jiray howl-gallo Ciidamada...

Warkii oo dhan »
Gabdho ka tirsan Xiriirrada Kubadda Kolayga iyo Laliska Soomaaliya oo sheegay in laga been abuurtay

Gabdho ka tirsan Xiriirrada Kubadda Kolayga iyo Laliska Soomaaliya oo sheegay in laga been abuurtay

DEC 02, 2008

Batuulo Xaaji Nuur Talaado, December 02, 2008(HOL): Sahra Xasan Socdaal iyo Batuulo Xaaji Nuur oo ka kala tirsan Xiriirrada Soomaaliyeed ee Kuba...

Warkii oo dhan »
Wada hadallo lagu sii daynayo Markabka dalka Yemen laga leeyahay oo meel xasaasi ah maraya

Wada hadallo lagu sii daynayo Markabka dalka Yemen laga leeyahay oo meel xasaasi ah maraya

DEC 01, 2008

Isniin, 1 December 2008 (HOL): Waxaa soconaya wada hadallo lagu sii daynayo markab laga leeyahay dalka  Yemen oo horraantii bishan ay afduubteen ...

Warkii oo dhan »
Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha oo ka bilaabantay Hargeysa iyo M/weyne Rayaale iyo Guddoomiyayaasha Axsaabta Qaranka oo is-diiwaangeliyay

Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha oo ka bilaabantay Hargeysa iyo M/weyne Rayaale iyo Guddoomiyayaasha Axsaabta Qaranka oo is-diiwaangeliyay

DEC 01, 2008

Isniin, 1 December 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Hoggaamiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxam...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la dagaallamaan cid kasta oo ka soo horjeeda in ay nabad helaan

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la dagaallamaan cid kasta oo ka soo horjeeda in ay nabad helaan

DEC 01, 2008

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Col. Cumar Xaashi AadanIsniin, December 01, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynt...

Warkii oo dhan »
Tartanka is-reeb reebka Gobollada Dalka Soomaaliya oo la soo gebagebeeyay iyo Ciyaartoy ka soo baxday Tartankaas oo lagu daray Xulka Qaranka Soomaaliya

Tartanka is-reeb reebka Gobollada Dalka Soomaaliya oo la soo gebagebeeyay iyo Ciyaartoy ka soo baxday Tartankaas oo lagu daray Xulka Qaranka Soomaaliya

DEC 01, 2008

Isniin, December 01, 2008(HOL): Waxaa shalay Magaalada Garowe ee Xarunta u ah Gobolka Nugaal lagu soo gebagebeeyay tartanka is-reeb reebka Kubadda Cag...

Warkii oo dhan »
Burcad Badeedka heysta Markabka hubka wada oo sheegay in ay Markabkaas sii deynayaan maalmaha soo socda

Burcad Badeedka heysta Markabka hubka wada oo sheegay in ay Markabkaas sii deynayaan maalmaha soo socda

DEC 01, 2008

Isniin, December 01, 2008(HOL): Afhayeen u hadlay Kooxaha Burcad Badeedka ah ee Markabka Faina ee hubka wada ku heysta Xeebaha Soomaaliya ayaa shaaca ...

Warkii oo dhan »
Shan ruux oo loo xiray af-duubka Wariyayaal reer Galbeed ah oo todobaadkii hore laga qafaashay Magaalada Boosaaso

Shan ruux oo loo xiray af-duubka Wariyayaal reer Galbeed ah oo todobaadkii hore laga qafaashay Magaalada Boosaaso

DEC 01, 2008

Isniin, December 01, 2008(HOL): Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in uu shan ruux u soo xirxiray tuhun la xiriira in ay ku lug lahaayeen af-duub...

Warkii oo dhan »
MAXMED SHIIKH YUUSUF: "Mar kasta waxaan diyaar u nahay inaan Wadanka Soomaaliya ku dhaqno Shareecada Islaamka"

MAXMED SHIIKH YUUSUF: "Mar kasta waxaan diyaar u nahay inaan Wadanka Soomaaliya ku dhaqno Shareecada Islaamka"

DEC 01, 2008

Isniin, December 01, 2008(HOL): Wasiir ku xigeenka arrimaha Diinta iyo Cadaaladda, ahna xil-dhibaan ka tirsan Dawlada Federalka Soomaaliya oo shir sha...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Deegaanka Deynuunaay oo saaka degan kadib dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay

Xaaladda Deegaanka Deynuunaay oo saaka degan kadib dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay

DEC 01, 2008

Isniin, December 01, 2008(HOL): Xaaladda Deegaanka Deynuunay ee Gobolka Bay ayaa degan kadib dagaal shalay ka dhacay halkaas, kaasi oo u dhaxeeyay cii...

Warkii oo dhan »