Wararka Maanta

Mid ka mid ah 5 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay Qaraxyo ka geysteen Waqooyiga Soomaaliya oo meydkiisa lagu aasay Minnesota

Mid ka mid ah 5 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay Qaraxyo ka geysteen Waqooyiga Soomaaliya oo meydkiisa lagu aasay Minnesota

DEC 05, 2008

Jimco, December 05, 2008(HOL): Mid ka mid ah 5 dhalinyaro ah oo la shaaciyey inay fuliyeen qaraxyadii ka dhacay bishii la soo dhaafay ee Oktoobar Waqo...

Warkii oo dhan »
Nabadoonnada Puntland oo taageeray hadalkii ka soo yeeray Madaxwayne Cadde ee ku saabsanaa Arrimaha Dib u heshiinta Dhinacyada Soomaalida

Nabadoonnada Puntland oo taageeray hadalkii ka soo yeeray Madaxwayne Cadde ee ku saabsanaa Arrimaha Dib u heshiinta Dhinacyada Soomaalida

DEC 05, 2008

Jimco, December 05, 2008(HOL): Nabadoonnada  DGPL oo shir ku yeeshay shalay gelinkii dambe Magaalada Boosaaso  ayaa taageeray hadalkii ka so...

Warkii oo dhan »
Zam Zam Cabdulle iyo warbixinteed ahayd xadgudubka Xuquuqul Aadmiga ee Soomaaliya

Zam Zam Cabdulle iyo warbixinteed ahayd xadgudubka Xuquuqul Aadmiga ee Soomaaliya

DEC 04, 2008

ZamZam Abdulle oo ah haweeneey u dooda xuquuqda aadanaha ee dumarka Soomaaliyeed Arboco, December 3, 2008Hiiraan Online Waxa magaalada ottawa ee caasi...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Madaxweyne Cadde Muuse oo gaaray Jibouti

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Madaxweyne Cadde Muuse oo gaaray Jibouti

DEC 04, 2008

Khamiis, December 04, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo...

Warkii oo dhan »
Madaxii Garsoorka Ciyaarihii Is-reebreebka Gobollada Soomaaliya ee Garowe  lagu qabtay oo ka warbixiyay sidii ay u qabsoomeen Ciyaarahaas

Madaxii Garsoorka Ciyaarihii Is-reebreebka Gobollada Soomaaliya ee Garowe lagu qabtay oo ka warbixiyay sidii ay u qabsoomeen Ciyaarahaas

DEC 04, 2008

Garsoore Aweys Maxamed Jimcaale Khamiis, December 04, 2008(HOL): Madaxii Garsoorayaasha Ciyaarihii Is-reeb reebka Gobollada Soomaaliya ee Garowe...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Magaalada Muqdisho ka wada Dhaqdhaqaaqyo u eg in ay baxayaan

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Magaalada Muqdisho ka wada Dhaqdhaqaaqyo u eg in ay baxayaan

DEC 04, 2008

Khamiis, December 04, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka waxay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho, iyadoo dhaqdhaqa...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo sheegay in Heshiiskii Jibouti uu ahaa mid lagu dhabar jebinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya

Maamulka Puntland oo sheegay in Heshiiskii Jibouti uu ahaa mid lagu dhabar jebinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya

DEC 04, 2008

Khamiis, December 04, 2008(HOL): Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in uu ka soo horjeedo heshiiskii ay Jibouti ku gaareen Dowladda Fede...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo Xalay Qof rayid ah ku dilay deegaanka Jiraclle oo ka tirsan Gobalka Hiiraan

Kooxo hubeysan oo Xalay Qof rayid ah ku dilay deegaanka Jiraclle oo ka tirsan Gobalka Hiiraan

DEC 04, 2008

Khamiis, December 04, 2008(HOL): Wararka laga helayo Degmada Feer-feer ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi la  gaa...

Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo maanta qalab isboorti guddoonsiisay guddiga Olombikada gobalka Jubbada dhexe

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo maanta qalab isboorti guddoonsiisay guddiga Olombikada gobalka Jubbada dhexe

DEC 04, 2008

Khamiis, December 04, 2008(HOL): Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa maanta qalabisboorti oo noocyo kala duwan ah guddoonsiiyay guddiga Olombi...

Warkii oo dhan »
Golaha Aqoonyahannada G/Hiiraan oo rajo ka muujiyay heshiiskii dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga dib u Xoreynta

Golaha Aqoonyahannada G/Hiiraan oo rajo ka muujiyay heshiiskii dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga dib u Xoreynta

DEC 04, 2008

Khamiis, December 04, 2008(HOL): War qoraal oo ay soo saareen Golaha Aqoonyahannada Gobalka Hiiraan oo la soo gaarsiiyay Xafiiska HOL ee Magaalada Bel...

Warkii oo dhan »