Wararka Maanta
Xaaladda Goobihii ay shalay dagaallada ka dhaceen ee Degamada Dhoobley oo degan
Axad, December 07, 2008(HOL): Waxaa maanta degan xaaladda Deegaanka Cali Bulooy oo uu shalay dagaal ku dhexmaray Xoogag ka amar qaata Maamulka Islaami...
Warkii oo dhan »
Hay'adda Muslim Aid oo Deeq Daawo ah u qeybisay Xeryaha ay ku jiraan dadka soo barakacay ee Gobalka Hiiraan
Axad, December 07, 2008(HOL): Hay'adda Muslim Aid ee ka howl-gashay Gobalka Hiiraan ayaa deeq Daawo ah waxaa ay gaarsiisay Xeryaha ay ku jiraan dadka ...
Warkii oo dhan »
Maamul Islaami ah oo loo sameeyay Gobolka Shabeelaha Hoose
Sabti, December 06, 2008(HOL): Mas’uuliyiinta Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maanta waxay maamul Islaami ah u sameeyeen Gobolka Shabeelaha Hoose oo dh...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Deegaan ka tirsan Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose
Sabti, December 06, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in uu maanta dagaal ka dhacay Deegaank...
Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo
Sabti, December 06, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu maanta magaaladaas ...
Warkii oo dhan »
Shacabka Puntland oo diyaar-garaw ugu jira Munaasabadda Ciidul-Adxa
Sabti, December 06, 2008(HOL): Shacabka ku dhaqan Magaalada Boosaaso ayaa diyaar-garaw ballaaran ugu jira ciidda barakeysan ee Adxa, iyadoo inta badan...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo wax laga xumaado ku tilmaamay in dagaallo ka sii socdaan Soomaaliya
Sabti, December 06, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo shir jaraa’id ku qa...
Warkii oo dhan »
Dagaal mar kale ka dhacay Guriceel
Sabti, December 06, 2008(HOL): Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa mar kale shalay gelinkii dambe ka dhacay dagaal khasaare dhimasho iyo ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo kulamo gooni gooni ah kula leh Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya
Sabti, December 06, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo shalay soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta u ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo ka degay
Jimco, December 05, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo saacadihii aynu ka soo gudubnay ku sugnaa Dalka Ji...
Warkii oo dhan »