Wararka Maanta

Nuxurka Shir-jaraa’id oo uu maanta qabtay Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

Nuxurka Shir-jaraa’id oo uu maanta qabtay Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

DEC 08, 2008

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale KaahinIsniin, 08 December 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sheegay in aana...

Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo si khilaaf la’aan ah looga ciiday

Magaalada Muqdisho oo si khilaaf la’aan ah looga ciiday

DEC 08, 2008

Isniin, December 08, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo aysan jirin wax khilaaf ah ...

Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo si weyn looga oogay Munaasabada Ciidda Carafo

Magaalada Beledweyne oo si weyn looga oogay Munaasabada Ciidda Carafo

DEC 08, 2008

Isniin, December 08, 2008(HOL): Munaasabada Ciida Carafo oo ah maalin ku weyn dhamaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan ayaa waxaa si weyn looga oo...

Warkii oo dhan »
Sidee looga Ciiday Gobollada Puntland?

Sidee looga Ciiday Gobollada Puntland?

DEC 08, 2008

Isniin, December 08, 2008(HOL): Waxaa maanta si wayn looga ciiday magaalooyin fara badan oo ka mid ah Puntland, iyadoo inta badan dadweynuhu ay ahaaye...

Warkii oo dhan »
CABDI MUUSE MAAXAAY: Qof kasta oo wax u tari karta waxaan ka codsanayaa in ay u gurmadaan Gabadhan yar ee dhibaateysan”

CABDI MUUSE MAAXAAY: Qof kasta oo wax u tari karta waxaan ka codsanayaa in ay u gurmadaan Gabadhan yar ee dhibaateysan”

DEC 08, 2008

U gurmo Gabar yar oo dhalatay iyadoo aan lahayn meel ay ka saxarooto Isniin, December 08, 2008(HOL): Ugu horeyn waxaan rabaa inaan mahad gaar u ...

Warkii oo dhan »
Dagaal dhex maray Ciidamada Ilaalada Badda Somaliland iyo Koox Budhcad-Badeed

Dagaal dhex maray Ciidamada Ilaalada Badda Somaliland iyo Koox Budhcad-Badeed

DEC 07, 2008

Axad, 07 December 2008 (HOL): Iska horimaad hubaysan ayaa dhexmaray ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee gobolka Sanaag iyo koox ka tirsan Budhcad...

Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Degmooyinka Dhuusa-mareeb iyo Matabaan

Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Degmooyinka Dhuusa-mareeb iyo Matabaan

DEC 07, 2008

Axad, December 07, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maanta waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmooyinka Dhuusa-mareeb iy...

Warkii oo dhan »
In ka badan 2 Milyan oo Musliimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo

In ka badan 2 Milyan oo Musliimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo

DEC 07, 2008

Axad, December 07, 2008(HOL): In ka badan 2 Milyan oo Muslimiin ah oo ka kala socda daafaha Caalamka ayaa maanta waxay taagan yihiin Banka Carafa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Baydhabo ku laabtay

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Baydhabo ku laabtay

DEC 07, 2008

Axad, December 07, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu maanta magaaladaas s...

Warkii oo dhan »
Bukaan ku dhibanaa Muqdisho oo loo helay daweyn dibadda ah

Bukaan ku dhibanaa Muqdisho oo loo helay daweyn dibadda ah

DEC 07, 2008

Xasan Cali Isaaq  iyo Walaalkiis Jeelle Cali IsaaqAxad, December 07, 2008(HOL): Xasan Cali Isaaq oo ah Muwaadin Soomaaliyeed, isla markaana...

Warkii oo dhan »