Wararka Maanta

Golaha Aqoonyannada G/Hiiraan oo doortay hoggaan cusub

Golaha Aqoonyannada G/Hiiraan oo doortay hoggaan cusub

DEC 11, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL): Munaasabad si weyn loo soo agaamisay laguna qabtay Magaalada Beledweyne ayaa markii ugu horeysay waxaa si rasmi ah ho...

Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir

Dagaal saaka ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir

DEC 11, 2008

Khamiis, December 11, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka wuxuu ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigl...

Warkii oo dhan »
MAKI XAAJI BANAADIR: “Dadka mar kasta liida Magaalada Muqdisho waxaan u sheegayaa in aysan Muqdisho ahayn Aakhiro oo ay Adduunyada ka mid tahay”

MAKI XAAJI BANAADIR: “Dadka mar kasta liida Magaalada Muqdisho waxaan u sheegayaa in aysan Muqdisho ahayn Aakhiro oo ay Adduunyada ka mid tahay”

DEC 11, 2008

Abwaanka, Jilaaga, Heesaaga, Majaajiliistaha, Musikiistaha Soomaaliyeed Maki Xaaji Banaadir Khamiis, December 11, 2008(HOL): Abwaanka, Jilaaga, ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo xaflad sagootin ah u sameeyay Guddoomiyaha New Somali Generation oo 20 sano kadib Muqdisho booqasho ku tegay

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo xaflad sagootin ah u sameeyay Guddoomiyaha New Somali Generation oo 20 sano kadib Muqdisho booqasho ku tegay

DEC 11, 2008

Guddoomiyaha New Somali Generation Sports and Culture- Cabdi Qani Jeenyo Khamiis, December 11, 2008(HOL): Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS...

Warkii oo dhan »
Labo Nooc oo Burcad Badeed ah oo looga dooday Shirkii Caalamiga ahaa ee ku saabsanaa Dhibaatada ay Burcad Badeedka ku hayaan Xeebaha Soomaaliya

Labo Nooc oo Burcad Badeed ah oo looga dooday Shirkii Caalamiga ahaa ee ku saabsanaa Dhibaatada ay Burcad Badeedka ku hayaan Xeebaha Soomaaliya

DEC 11, 2008

Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan IbbiKhamiis, December 11, 2008(HOL): Shirkii Caalamiga ahaa ee ay wadajirka u soo qaban qaabiyeen Qaramada Midoobay ...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiya ee labadii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanka Kala-beyr oo halkaas dib uga laabtay

Ciidamadii Itoobiya ee labadii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanka Kala-beyr oo halkaas dib uga laabtay

DEC 11, 2008

Khamiis, December 11, 2008(HOL): Ciidamadii Itoobiya ee labadii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanka Kala-beyr oo qiyaastii wax ka yar 30-km u ...

Warkii oo dhan »
SHIIKH C/RAXMAAN MACOW: “Inta Itoobiyaanku ku sugan yahay qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan Mujaahidiintu waa ay la dagaallami doonaan"

SHIIKH C/RAXMAAN MACOW: “Inta Itoobiyaanku ku sugan yahay qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan Mujaahidiintu waa ay la dagaallami doonaan"

DEC 10, 2008

Arbaco, December 10, 2008(HOL): Guddoomiyaha Maamulka Islaamiga ah ee ka jira Gobalka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow ayaa sheegay in mar kale...

Warkii oo dhan »
Xiriirka Ciyaaraha Fudud ee Soomaaliya oo muddo lix bilood ah xareeyay Ciyaartoy meteli doonta Qaranka Soomaaliya

Xiriirka Ciyaaraha Fudud ee Soomaaliya oo muddo lix bilood ah xareeyay Ciyaartoy meteli doonta Qaranka Soomaaliya

DEC 10, 2008

Arbaco, December 10, 2008(HOL): shalay ayaa magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday munaasabad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay furitaanka xarunta cusu...

Warkii oo dhan »
Xuska Maalinta Baaqa Caalamiga ah ee Xuququl Insaanka oo Maanta lagu qabtay xarunta Dalladda Haweenka Cogwo ee Muqdisho

Xuska Maalinta Baaqa Caalamiga ah ee Xuququl Insaanka oo Maanta lagu qabtay xarunta Dalladda Haweenka Cogwo ee Muqdisho

DEC 10, 2008

Arbaco, December 10, 2008(HOL): Maanta oo kale sanad kasta 10-ka December  waxaa Adduunka laga xusaa maalinta baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aada...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

DEC 10, 2008

Arbaco, December 10, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dha...

Warkii oo dhan »