Wararka Maanta

Shiikh Shariif oo sheegay in uu diyaar u yahay in uu u dhinto hadafkiisa ah sidii Soomaaliya Nabad iyo Cadaalad loogu heli lahaa

Shiikh Shariif oo sheegay in uu diyaar u yahay in uu u dhinto hadafkiisa ah sidii Soomaaliya Nabad iyo Cadaalad loogu heli lahaa

DEC 13, 2008

Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti- Shiikh Shariif Sabti, December 13, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad rayid ah ku dilay Deegaanka Kabo-hirig ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad rayid ah ku dilay Deegaanka Kabo-hirig ee Gobolka Shabeelaha Hoose

DEC 13, 2008

Sabti, December 13, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanla weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah oo maray...

Warkii oo dhan »
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Africa

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Africa

DEC 13, 2008

Sabti, December 13, 2008(HOL): Muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu toogtay Dukaan uu ku lahaa meel 20km u jirta magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afr...

Warkii oo dhan »
Seddex Haween ah oo lagu dhaawacay Baydhabo

Seddex Haween ah oo lagu dhaawacay Baydhabo

DEC 13, 2008

Sabti, December 13, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in saaka gudaha magaalada...

Warkii oo dhan »
Dowladda Uganda oo sheegtay in ay Ciidamada Midowga Afrika ka baxayaan Soomaaliya haddii ay Ciidamada Itoobiya baxaan

Dowladda Uganda oo sheegtay in ay Ciidamada Midowga Afrika ka baxayaan Soomaaliya haddii ay Ciidamada Itoobiya baxaan

DEC 12, 2008

Jimco, December 12, 2008(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ay Soomaaliya ka bixi doonaan haddii ...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in khilaafka u dhaxeeya Xoogagga Islaamiyiinta ah Xal loo heli karo

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in khilaafka u dhaxeeya Xoogagga Islaamiyiinta ah Xal loo heli karo

DEC 12, 2008

Jimco, December 12, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in...

Warkii oo dhan »
Idaacadda Horn Afrik oo u dabaal-degtay sanad-guuradii 9aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay

Idaacadda Horn Afrik oo u dabaal-degtay sanad-guuradii 9aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay

DEC 12, 2008

Jimco, December 12, 2008(HOL): Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 9aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay Idaacadda iyo TV-ga Horn Afrik&...

Warkii oo dhan »
Magan Daahir oo ku guulaystey koobka kubada miiska Top 12 Breda Holland

Magan Daahir oo ku guulaystey koobka kubada miiska Top 12 Breda Holland

DEC 12, 2008

Jimco, December 12, 2008(HOL): Sanad walbo,waxaa magaalada Brede dalka Holland lagu qabtaa tartan Kubadda Miiska (Tafeltennis), loona qabto 12-ka ciya...

Warkii oo dhan »
SHIIKH SHARIIF: “C/llaahi Yuusuf Dadka wanaag ayuu ku metelaa ee xumaan kuma metelo, awoodna uma lahan in uu burburiyo Heshiiskii Jibouti”

SHIIKH SHARIIF: “C/llaahi Yuusuf Dadka wanaag ayuu ku metelaa ee xumaan kuma metelo, awoodna uma lahan in uu burburiyo Heshiiskii Jibouti”

DEC 11, 2008

Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Khamiis, November 20, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u x...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in hakad uu ku yimid shidaal baaristii ka socotay meelo ka mid ah Puntland

Maamulka Puntland oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in hakad uu ku yimid shidaal baaristii ka socotay meelo ka mid ah Puntland

DEC 11, 2008

Khamiis, November 20, 2008(HOL):Maamulka DGPL ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in hakad ballaaran uu ku yimid shidaal qodistii ka ...

Warkii oo dhan »