Wararka Maanta
Hay’adda Life Line Africa oo Gaadiidka Gargaarka Deg dega ah ugu deeqday Dadka ku dhaqan Magaalda Muqdisho
Arbaco, December 03, 2008(HOL): Hay’adda Life Line Africa ayaa dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho waxay ugu deeqday gaadiidka gargaarka deg dega ah ...
Warkii oo dhan »
Xus Magaalada Muqdisho loogu sameeyay Abawaan Cabdi Muxumed oo dhawaan geeriyooday
Arbaco, December 03, 2008(HOL): Naadiga Hal-abuurka iyo Qalin-maalka Soomaaliyeed qeybtiisa Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya iyo Ururrada INXA, COGWO...
Warkii oo dhan »
Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Malaysia ku nool oo Guddoomiye dooratay
Arbaco, December 03, 2008(HOL): Waxaa habeenimiadii xalay ahayd ka dhacday Jaamcada Islaamka ee dalka Maleysia ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo y...
Warkii oo dhan »
Markabkii laga heystay Yemen oo la sii daayay
Arbaco, December 03, 2008(HOL): Markab laga heystay Dowladda Yemen iyo 8 shaqaale ah oo saarnaa ayaa lagu guuleystay in la sii daayo kadib markii ay a...
Warkii oo dhan »
Uganda oo sheegtay in ay Ciidamadeeda sii joogi doonaan Soomaaliya xitaa haddii ay Ciidamada Itoobiya baxaan
Arbaco, December 03, 2008(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamadeeda sii joogi doonaan Soomaaliya xitaa haddii ay Ciidamada Itoobi...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in aysan Soomaalida kaligood waxba ka qaban karin Kooxaha Burcad Badeedka
Arbaco, December 03, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in aysan da...
Warkii oo dhan »
Dagaal labo koox diimeed ku dhexmaray Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud
Arbaco, December 03, 2008(HOL): Degamada Guri Ceel ee Gobolka Galgaduud ayaa shalay waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray labo koox diimeed, kuwaasi oo kal...
Warkii oo dhan »
Tahriibayaal Soomaaliyeed oo shil baabuur ku galay gudaha dalka Zimbabwe
Talaado, December 02, 2008(HOL) - Tahriibaal Soomaaliyeed ayaa bus kula rugmaday Magalada Msavingo ee dalka Zimbabwe, iyadoo ey halkaas ku dhinteen&nb...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Baydhabo ku geeriyooday
Talaado, December 02, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo saxafiyiin kula hadlay magaalada Garowe ee xarun...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Fariisin ay Muqdisho ku leeyihiin Ciidamada Burundi
Talaado, December 02, 2008(HOL): Xoogagg ka amar qaata dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen labo goobood oo ku ya...
Warkii oo dhan »