Wararka Maanta
Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Baydhabo
Axad, November 16, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay maanta gudaha magaal...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ku dhawaaqay Magacyada Wasiirro uu dhawaan soo magacaabay (Magacyada Wasiirrada iyo Wasiir ku xigeennada)
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)NUUR CADDE: “Madaxweynaha ayaanan rabin in ay Xukuumadda s...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Jinni Boqor oo sheegay in hadalkii Madaxweynaha uu ahaa mid uu Xildhibaannada Baarlamaanka ku-beer-laxawsanayay
Axad, November 16, 2008(HOL): Xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid (Jinni Boqor) oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in h...
Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo sheegtay in Soorooyin laga afduubtay Xadka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya ay nabad-qabaan
Axad, November 16, 2008(HOL): Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Haween Soorooyin ah oo u dhashay dalka Talyaaniga isla markaana todobaadkii hore...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Tuulada War Ciise ee Gobolka Sh/Dhexe
Sabti, November 15, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degamda Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in uu maanta dag...
Warkii oo dhan »
Dhalinyaro Caweys tumaneysay oo la soo qabtay kadibna Xukun Tacsiir ah lagula fuliyay Degmada Balcad
Sabti, November 15, 2008(HOL): Maamulka Islaamiga ah ee gacanta ku haya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wuxuu xukun tacsiir ah ku fuli...
Warkii oo dhan »
GOS oo qalab Isboorti guddoonsiisay Guddiga Olombikada Gobolka Shabeelaha Dhexe
Sabti, November 15, 2008(HOL): Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa maanta wuxuu guddoonsiiyay Qalab Isboorti oo kala duwan Guddiga Olombikada ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Shirkada Telcom oo Qiimo dhimis ku sameeyay adeegyada Shirkadasi
Maamulaha Guud ee Shirkada Telcom C/rashiid WacaysSabti, November 15, 2008(HOL): Maamulka Sare ee shirkada Telcom Puntland ayaa qiimo dhimis bal...
Warkii oo dhan »
Deeq la gaarsiiyay Dad ku dhibaateysan gudaha Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweye
Sabti, November 15, 2008(HOL): Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo ay maamusho hey'adda MSF-Swiss waxaa ku jira dad bukaan ah oo qaarkood aan w...
Warkii oo dhan »