Wararka Maanta
Qoys ku-cibro-qaadasho mudan oo gurmad u baahan
Isniin, November 10, 2008(HOL): Waxay ku dhaqan yihiin Guri muuqaal ahaan aan bilnayn oo ku yaala Magaalada Hargeysa, isla markaana caawimo loog...
Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay Dagaal Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Axad, November 09, 2008(HOL): Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa geeriyootay in ka badan 30 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib mark...
Warkii oo dhan »
Madaxii Hay’adda Mercy Corps oo lagu dilay Degmada Jamaame
Axad, November 09, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gudaha degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose dil ugu geysteen madaxii ...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka socda Magaalada Muqdisho
Axad, November 09, 2008(HOL): Dagaallo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa haatan waxay ka socdaan xaafado ka tirsan Degmooyinka Ho...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Hiiraan ee Switzarland oo soo dhaweysay Booqashadii dhawaan G/Hiiraan uu ku tagay Shiikh Shariif Shiikh Axmed
Axad, November 09, 2008(HOL): War qoraal ah oo ay soo gaarsiisay HOL Jaaliyadda Hiiraan ee dalka Switzarland ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay bo...
Warkii oo dhan »
Saraakiisha Maxkamadaha Islaamka ee Gobalka Hiiraan oo u muuqda kuwo ka heshiiyay khilaafkii horay uga dhaxeeyay
Axad, November 09, 2008(HOL): Saraakiisha Maxkamadaha Islaamiga Gobalka Hiiraan oo maalmihii ugu dambeeyay uu soo kala dhexgalay khilaaf gaaray heerki...
Warkii oo dhan »
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-jamaaca oo dalbaday in la sii daayo Samafayaal Ajnabi ah oo lagu af-duubtay Deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud
Sabti, November 08, 2008(HOL): Dalladda Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ayaa maanta waxay soo saartay baaq ay ku dalbaneyso in la sii daayo s...
Warkii oo dhan »
Koleej Waxbarasho iyo Hoy leh oo laga furay magaalada Qardho
Sabti, November 08, 2008(HOL): Waxaa Magaalada Qardho laga yagleelay Koleej Cusub oo loogu talagalay in lagu Xareeyo Caruurta yar yar ee magaaladaas, ...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in aysan xiligan suurtagal ahayn maamul u sameynta Gobolka Banaadir
Sabti, November 08, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta wuxuu si weyn u dhaliilay maamulka xiligan loo sameynayo...
Warkii oo dhan »
Dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka oo ka dhacay Isgoyska Fagax
Sabti, November 08, 2008(HOL): Isgoyska Fagax ee kala qeybiya Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta ka dhacay dagaal...
Warkii oo dhan »