Wararka Maanta

Nabdoonada Gobolka Bari oo ku baaqay in la dhameeyo xiisad colaadeed oo  ka taagan Tuulada Laag  iyo tacshiirad xalay ka dhacday Tuuladasi

Nabdoonada Gobolka Bari oo ku baaqay in la dhameeyo xiisad colaadeed oo ka taagan Tuulada Laag iyo tacshiirad xalay ka dhacday Tuuladasi

NOV 04, 2008

Talaado, November 04, 2008(HOL): Nabaddoonada Gobolka Bari ayaa  ku baaqay in la dhameeyo xiisad colaadeed oo ka dhax  taagan labo beelood o...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Beledweyne

Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Beledweyne

NOV 04, 2008

Talaado, November 04, 2008(HOL): Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Isbaheysigaas Shiikh Shariif Shi...

Warkii oo dhan »
SHIIKH NUUR BAARUUD: “Annaga dhinac ma raacsanin, haddii aan cid raacsanahayna wax maba dhexdhexaadin karno”

SHIIKH NUUR BAARUUD: “Annaga dhinac ma raacsanin, haddii aan cid raacsanahayna wax maba dhexdhexaadin karno”

NOV 04, 2008

Talaado, November 04, 2008(HOL): Afhayeenka Culumaa’udiin u istaagay in uu wax ka qabto khilaafka soo kala dhexgalay madaxdii Maxkamadaha Islaamka a...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay Maxaabiis ka sii deysay Xabisga Magaalada Beledweyne

Kooxo hubeysan oo xalay Maxaabiis ka sii deysay Xabisga Magaalada Beledweyne

NOV 04, 2008

Talaado, November 04, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay xoog ku galeen Xabsiga Magaalada Beledweyne halkaa oo ay ka sii daayeen qaar ka mi...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay Nin Rayid ah ku dilay Magaalada Jowhar, xili uu  magaaladaas ku sugan yahay Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya

Kooxo hubeysan oo xalay Nin Rayid ah ku dilay Magaalada Jowhar, xili uu magaaladaas ku sugan yahay Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya

NOV 04, 2008

Talaado, November 04, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay nin rayid ah ku dileen gudaha Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha D...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii hore ee Ururka Haweenka Gobolka Bay oo xalay Baydhabo lagu dilay

Guddoomiyihii hore ee Ururka Haweenka Gobolka Bay oo xalay Baydhabo lagu dilay

NOV 04, 2008

Talaado, November 04, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Baydhabo ku dileen Guddoomiyihii hore ee Ururka Haweenka Gob...

Warkii oo dhan »
Guddiga Dhismaha Waddooyinka oo sheegay in uu howlo dayactir ah ka sameyn doono Waddada isku xirta Degmooyinka Balcad iyo Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Guddiga Dhismaha Waddooyinka oo sheegay in uu howlo dayactir ah ka sameyn doono Waddada isku xirta Degmooyinka Balcad iyo Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

NOV 04, 2008

Talaado, November 04, 2008(HOL): Guddiga Dhismaha  Waddooyinka ayaa shaaca ka qaaday in uu howlo dayactir  ah ka bilaabayo Wadada isku xirta...

Warkii oo dhan »
Abwaan Cabdi Muxumed Amiin oo Nairobi ku geeriyooday laguna aasay

Abwaan Cabdi Muxumed Amiin oo Nairobi ku geeriyooday laguna aasay

NOV 03, 2008

Abwaan Cabdi Muxumed Amiin oo Nairobi ku geeriyoodayIsniin, November 03, 2008 (HOL): Waxaa xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee xarunta u a...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay Lacag Doollar Been abuur ah oo Muqdisho la soo geliyay

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay Lacag Doollar Been abuur ah oo Muqdisho la soo geliyay

NOV 03, 2008

Isniin, November 03, 2008 (HOL): Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xaamud ayaa shacabka iyo ganacsatada Soomaaliyeed u...

Warkii oo dhan »
Shiikh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo Somaliland ka codsaday in ay sii deyso Shiikh Caan ah oo ay Ciidamadeedu xireen

Shiikh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo Somaliland ka codsaday in ay sii deyso Shiikh Caan ah oo ay Ciidamadeedu xireen

NOV 03, 2008

Isniin, November 03, 2008 (HOL): Shiikh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka mid ah Culumaa’udiinka sida weyn looga yaqaano Dalka Soomaaliya iyo dibadd...

Warkii oo dhan »