Wararka Maanta
Wafdi uu hoggaaminayo Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo gaaray Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Sabti, November 01, 2008(HOL): Waxaa duhurnimadii maanta gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe wafdi uu horkacayay Guddoomi...
Warkii oo dhan »
Labo Ruux oo Rayid ah oo Caawa lagu dilay Deegaanka Ceelasha Biyaha
Jimco, October 31, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa caawa fiidkii waxay labo nin oo rayid ah ku dileen Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha H...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Dhalinyaro gadoodsan oo Saldhigga Magaaladaas xoog uga kaxeystay Dad looga xiray
Jimco, October 31, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay magaaladaas ka dhace...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo Digniin u diray Al Shabaab
Jimco, October 31, 2008(HOL): Maamulka DGPL ayaa ururka Al Shabaab uga digay in ay soo galaan gudaha Puntland, isla markaan ay ka fuliyaan...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaxeystay Imaamka Masjidka ku yaala Degmada Wardhiigley
Jimco, October 31, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay kaxeysteen Imaamka Masjidka Fiyoore oo ku yaala De...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in uu 15 cisho gudahood ku soo dhisayo Xukuumad cusub
Jimco, October 31, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo cambaareeyay Dadkii ka dambeeyay Qaraxyadii ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso
C/raxmaan C/shakuur Warsame Jimco, October 31, 2008(HOL): C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah mas’uuliyiinta Isbaheysiga Dib u xoryenta S...
Warkii oo dhan »
Qorayaal iyo Hal-Abuurayaal Soomaaliyeed oo ku kulmay London
Jimco, October 31, 2008(HOL): Qorayaal iyo hal-abuur ku caan ah bushada soomaaliyeed dhexdeeda ayaa magaalada London ee dalka Britain waxa ay ka qeyba...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo Qaraxyadii ka dhacay Hargeysa iyo Boosaaso ku eedeeyay Ururka Al Qaacida
Khamiis, October 30, 2008(HOL): Xukuumadda Washington ayaa Shabakadda Al qaacida ku eedeeysay inay ka dambeysay qaraxyadii shalay ka dhacay maga...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda Magaalada Hargeysa kadib qaraxyadii shalay ka dhacay?
Qof ku dhaawacmay Qaraxyadii Hargeysa oo loo gurmanayoKhamiis, 30 October, 2008 (HOL): Inkasta oo ammaanka Magaalada aad loo adkeeyay, haddana X...
Warkii oo dhan »