Wararka Maanta

Madax ka socota IGAD iyo Beesha Caalamka oo u qudbeeyay Madaxda iyo Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Madax ka socota IGAD iyo Beesha Caalamka oo u qudbeeyay Madaxda iyo Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya

OCT 29, 2008

Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan oo Shirkaas ka qeybgalay Arbaco, October 29, 2008(HOL): Waxaa maanta  duhurnimadii ka ...

Warkii oo dhan »
Seddex Qarax oo lala beegsaday goobo muhiim ah oo ku yaala Magaalada Hargeysa

Seddex Qarax oo lala beegsaday goobo muhiim ah oo ku yaala Magaalada Hargeysa

OCT 29, 2008

Arbaco, October 29, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Xarunta u ah Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxay sheegayaan in  sed...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo is-miidaamin ah oo lala eegtay labo xarumood oo ay leeyihiin Ciidamada Sir-doonka Puntland

Qaraxyo is-miidaamin ah oo lala eegtay labo xarumood oo ay leeyihiin Ciidamada Sir-doonka Puntland

OCT 29, 2008

Arbaco, October 29, 2008(HOL): Labo Qarax oo aad u xoog badan ayaa goor dhaweyd  lala beegsaday labo xarumood oo ku yaala magaalada Boosaaso, kuw...

Warkii oo dhan »
IGAD oo ka yaabtay qaab-dhaqanka Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya

IGAD oo ka yaabtay qaab-dhaqanka Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya

OCT 29, 2008

Arbaco, October 29, 2008(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay uu shir uga furmay Xarunta Shirarka Caalamiga ah ee Kenyatta (KICC) ee...

Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN MOWLIID MACAANI: “Sac Ruqday oo ay Afar Nin kicin weysay mid Maqaarka raba ayaa ku jira”

XILDHIBAAN MOWLIID MACAANI: “Sac Ruqday oo ay Afar Nin kicin weysay mid Maqaarka raba ayaa ku jira”

OCT 29, 2008

Xildhibaan Mowliid Macaani MaxamuudArbaco, October 29, 2008(HOL): Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud oo ka mid ahaa Mudanayaashii shalay loo xu...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Marka oo saaka degan kadib dil iyo dhaawac shalay loo geystay Mas’uuliyiin ka tirsanaa Maamulka Sh/Hoose

Xaaladda Magaalada Marka oo saaka degan kadib dil iyo dhaawac shalay loo geystay Mas’uuliyiin ka tirsanaa Maamulka Sh/Hoose

OCT 29, 2008

Arbaco, October 29, 2008(HOL):Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Xarunta u ah Gobolka Shabelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in xaaladda Magaa...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday inay abaalmarineyso Warfidiyeenno Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday inay abaalmarineyso Warfidiyeenno Soomaaliyeed

OCT 29, 2008

Arbaco, October 29, 2008(HOL): Hay'adda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday inay abaalmarinayso warfiyeenno Soomaaliyeed oo ka kala...

Warkii oo dhan »
Maxjarka Boosaaso oo bilaabaya in uu Dibadda u iib-geeyo Xoolo badan oo caafimaadkooda la hubiyay

Maxjarka Boosaaso oo bilaabaya in uu Dibadda u iib-geeyo Xoolo badan oo caafimaadkooda la hubiyay

OCT 29, 2008

Arbaco, October 29, 2008(HOL): Mas’uulka ugu sareeya ee Maxjarka Cumar Ismaaciil Waabari ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wariyayaasha waxaana uu si faa...

Warkii oo dhan »
Shirkii IGAD iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo furmay

Shirkii IGAD iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo furmay

OCT 28, 2008

Xarunta uu shirka ka socdo ee Kenyatta International Conference Center (KICC)Talaado, October 28, 2008 (HOL): Waxaa maanta duhurradii ka bilowd...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo laga qabtay Garoonka Diyaaradaha Kenya isagoo hub wata

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo laga qabtay Garoonka Diyaaradaha Kenya isagoo hub wata

OCT 28, 2008

Talaado, October 28, 2008 (HOL): Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magaaabo Cabdi Axmed Faarax ayaa laga qabtay garoonka Diyaaradah...

Warkii oo dhan »