Wararka Maanta
Dad loo xir-xiray Qaraxyadii Shalay ka dhacay Hargeysa
Khamiis, 30 October, 2008 (HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa sheegay inay korodhay tirada dhaawaca iyo ...
Warkii oo dhan »
Dawladda Jabuuti oo dawayn ugu deeqday Dadkii dhaawacu ka soo gaaray Weerarradii lagu qaaday Hargeysa
Khamiis, 30 October 2008 (HOL): Dawladda Jabuuti ayaa la sheegay in ay dadkii dhaawacu ka soo gaadhay Weeraradii ka dhacay Somaliland ee aan gar...
Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN JINNI BOQOR: “Waa arrin dhacday in C/llaahi Yuusuf uu ka diiday madaxdii IGAD in uu is-casilo”
Khamiis, October 30, 2008(HOL): Xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid Jinni Boqor oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Jowhar ku laabtay kadib markii uu ka soo qeybgalay Wada Hadalladii Jibouti
Khamiis, October 30, 2008(HOL): Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Shiikh Daahir Caddow Calasow ayaa dib ugu laabtay Magaal...
Warkii oo dhan »
SHIIKH C/RAXMAAN MACOW : “Dadkiii shalay ka hadlay arrimaha shirka Jabuuti ma aheyn kuwo ku hadlayay Afka Maxkamadaha Islaamiga Gobalka Hiiraan”
Khamiis, October 30, 2008(HOL): Gudoomiyaha Maxkamadaha Islaamiga Gobalka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow ayaa shir jaraa'id oo uu goor dhaw k...
Warkii oo dhan »
Beesha Caalamka oo cambaareysay Qaraxyadii shalay lala beegsaday Magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso
Khamiis, October 30, 2008(HOL): Qaramada Midoobay, Mareykanka, Midowga Yurub, Midowga Afrika, IGAD iyo mas’uuliyiin Soomaaliyeed ayaa si weyn u camb...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo ku baaqay in la taageero heshiiskii lagu gaaray Jibouti
Khamiis, October 30, 2008(HOL): Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan ayaa qoraal ay soo gaarsiiyeen HOL waxaa ay kagaga hadleen aragtidooda heshi...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka soo baxay shirkii IGAD iyo Dawladda FKMG ah
iyadoo maanta kulankaasi u dhexeeyey Madaxweynayaasha IGAD iyo dhamaan Hay’adaha Dawladda FKMG ah ee Soomaaliya. Nairobi, Kenya (HOL) - Kulankan oo...
Warkii oo dhan »
Khasaaraha ka dhashay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa
Arbaco, October 29, 2008(HOL): Inta la xaqiijiyay 19 ruux ayaa geeriyootay 28 ruux kale oo dhaawac kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii seddex qara...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ugu baaqay Maamulka Somaliland in ay iska kaashadaan sugidda Ammaanka
Arbaco, October 29, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Maxamuud Muuse Xirsi (Jen. Cadde) oo maanta ka hadlayay qaraxyo is-miidaam...
Warkii oo dhan »