Wararka Maanta
Shirkii Barlamaanka Africa oo ka furmay magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfurta Africa, laguna soo qaaday Arrimaha Soomaaliya
Talaado, October 28, 2008 (HOL): Shirka golaha baarlamaanka Afrika oo maanta ka furmey xaruntiisa Midrand, Johannesburg ee Pan African Parliament ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo soo dhaweeyay heshiiskii ay dhinacyada Somaalida ku gaareen dalka Jabuuti
Talaado, October 28, 2008 (HOL): Maamulka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dibu xoreynt...
Warkii oo dhan »
Taliye ku xigeenkii Booliska Gobolka Shabeelaha Hoose oo Qarax Miino ku geeriyooday
Talaado, October 28, 2008 (HOL): Taliye ku xigeenkii Booliska Gobolka Shabeelaha Hoose Nuuriye Cali Faarax ayaa saaka waxaa uu ku geeriyooday qarax lo...
Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha-Cadde oo sheegay in aysan dhexdhexaad ahayn Culumaa’udiin sheegay in ay dhexdhexaadiyaan dhinacyada isk-baheysiga dib u xoreynta Soomaaliya
Talaado, October 28, 2008 (HOL): Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Yuusuf Maxmed Siyaad Indha-Cadde oo shir jaraa�...
Warkii oo dhan »
Gaari ku rogmaday Duleedka Magaalada Jowhar oo sababay dhimasho iyo dhaawac aad u faro badan
Talaado, October 28, 2008 (HOL): 11 ruux yaaa geeriyootay, 18 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii gaari ay saarnaayeen oo...
Warkii oo dhan »
Haweeney qiratay in ay Zineysatay oo dhagax lagu dilay magaalada Kismaayo
Talaado, October 28, 2008 (HOL): Magaalada Kismayao ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose oo uu ka taliyo maamul Islaami ah ayaa waxaa shalay ka dhaca...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD oo maanta shir ku leh magaalada Nairobi
Talaado, October 28, 2008 (HOL): Xarunta Caalamiga ah ee Shirarka ee Kenyatta (KICC) ayaa waxaa saaka ku sii qul-qulaya Madaxda sare ee Do...
Warkii oo dhan »
Sidee loo arkay tallaabadii ay Dadka Beledweyne uga hortageen Kooxo Hubeysan oo dil geystay?
Talaado, October 28, 2008 (HOL): Maalintii shalay ayaa Sadex dhalinyaro ah oo ku hubeysan Bastoolado waxaa ay weerar ku soo qaadeen Xafiis Magaalada B...
Warkii oo dhan »
ABUU MANSUUR: “Wixii Jibouti lagu gaaray halkan kama socon karaan, waana sii wadeynaa dagaalka ilaa aan Ciidamada Itoobiyaanka ku qasbeyno in ay dalka ka baxaan”
Isniin, October 27, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Mu...
Warkii oo dhan »
Culumaa’udiin ku shiray Muqdisho oo shaaciyay in ay Wada hadallo ka dhex furayaan Madaxdii Maxkamadaha Islaamka ee uu khilaafka soo kala dhexgalay
Isniin, October 27, 2008(HOL): Culumaa’udiin Soomaaliyeed oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa gunaanadkii shir...
Warkii oo dhan »